Uncategorized

Halkan Si Toos ah Uga Dhagayso Ciyaaraha Gobolada somaliland Ee Maanta Ka Furmay Hargeisa

Hargaysa 02.May (SDN)Halkan Si Toos ah Uga Dhagayso Ciyaaraha Gobolada somaliland Ee Goor Dhaw Ka Furmaya Caasimada somaliland Ee Hargeisa  Cod  Saafi ah oo Ka Imanaya Garoonka Dhexdiisa Kala Soco halkan Hoose

Tar Tanka ayaa waxa lagu furayaa Labada Kooxood Ee Kala ah Maroodi Jeex  Ee Martida Loo yahay Iyo Gobolka Saraar

 

 

Halkan Guji Si Aad U Dhagaysato.