Uncategorized

Guddoomiyaha Abaabulka iyo Wacyi gelinta Garabka Haweenka Xisbiga Wadani Marwo :Saynab Mohamed Ali (Saynab Jiciir) oo xilkii iska casishay

London 03Jun13 (SDN) Guddoomiyaha Abaabulka iyo Wacyigelinta Garabka Haweenka Xisbiga WadaniMarwo Saynab Mohamed Ali (Saynab Jiciir) oo xilkii iska casishay xilkii ay u haysay xisbiga, waxa dhawaan xilaalkii iska casilay dhamaan xubnahii uk ee xisbiga wadani khilaaf soo kala dhex galay xubnaha xisbiga.