Uncategorized

Toos u dhagayso Ciyaarta u dhaxaysa Gobolada Saaxil Vs Daad Madheedh

Hargaysa 04.June (SDN) Halkan Si Toos ah Uga Dhagayso Ciyaaraha Gobolada somaliland iyo Ciyaarta haatan  dhex maraysa Gobolada Saaxil Vs Daad Madheedh.

Waxaa Naga Xasuusin ah in Ciyaartii Hore ee dhamaatay una dhaxaysay Gobolada Sanaag iyo Salal ay isla dhaafi waayeen Bar bar dhac Gool iyo Gool ah .

Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Ciyaaraha

 

Hargaysa SDN.