Uncategorized

Tartanka Ciyaaraha Gobolada Toos u Dhagayso Daad Madheedh Vs Hawd

Hargaysa 06.June (SDN)  Waxaa Garoonka Hargaysa si Toos ah uga Socota Ciyaar adag oo u dhaxaysa Xulalka Gobolada Daad Madheedh iyo Hawd,Sidoo kale Waxaa wada Ciyaaray Xulalka Maroodi Jeex iyo Buuhoodle taas oo ku dhamaatay 2 Gool iyo 1 Gool oo ay ku badiyeen Xulka Goboolka Marooddi jeex.

Waxaad halkan ka dhagaysan kartaan Ciyaarta Hawd iyo Daad Madheedh.

Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Ciyaaraha

Hargaysa SDN

Qurbejoog.com