Soomaaliya oo ku celisay bixitaanka ciidamada Itoobiya
Muqdisho October 05, 2024(QJ)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya. Wasiirka ayaa ku dhawaaqay go’aan muhiim ah oo ka dhan ah Itoobiya, isagoo caddeeyay in ciidamadooda aysan qeyb ka noqon doonin howlgalka AUSSOM…
