admin

    Dawlada libiya oo Niger ka dooneysa Inan uu Dhalay Qadafi

    Tripoli Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Xukuumadda ku meel  gaadhka ah  ee dalka  Liibiya, ayaa  maanta  u gudbiyey  cabashooyin  iyo eedeymo dawladda Niger  oo ku saabsan  wiil  uu dhalay  Hogaamiyihii  hore  ee dalkaasi  Liibiya,  laguna  magacaabo  Sacad  Qadaafi  oo magan  galyo  siyaasadeed  ku  jooga   dalka  Niger. Xukuumada Liibiya  waxa  ay  cabashooyinkeeda ku sheegtay inuu Mr  Sacad  Qadaafi  ku hawlan…

    Read More

      William Hague:waxaa soo dhaweyneynaa ka soo qaybgalka madaxweynaha Somaliland,Si ay Somaliland ugu soo gudbiso waayo aragnimadeeda dhismaha nabadeyta gobalka

      London Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Aqalka golaha wakiilada ee wadanka Britan ayaa dood ka yeeshey bishan 9keedii. Shirkan la filayo in 23ka bishan uu ka furmo London, shirkan oo sida lala wada wada socdo loo qabanayo qadiyada cakiran ee wadakanka Somalia. Wasiirka arimaha dibada ee Brintan Mr William Hague ayaa warbixin ku siinayey qaar ka mid ah xubnaha…

      Read More

        Urur siyaasadeedka Nasiye ayaa qaabilay Dhaliyaro Ka tirsan Axmed Dhagax oo ku soo biiray ururkaasi

        Hargeysa Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Dhalinyaradan ku soo biirtay Ururka Nasiye ayaa lagu Qabtay Hudheel Hadhawanaag.waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiinta sarsare ee  Ururkaasi oo u hogaaminayo Gudoomiyaha koowaad ,iyo Xoghayaha Ururka Nasiye. Waxaana ugu horeyntii halkaasi ka hadlay Aadan Maxamed Aadan oo ku hadlayay afka dhalinyarada ku soo biirtay Ururkaasi,isagoo…

        Read More

          Argentine oo eed u jeedisay Britain

          Buenos Aires Feb 11,2012(qurbejoog.com)-wasiirka arimaha dibada ee dalka arjantiin Mr.Hiktor  Tambar Man,ayaa maanta ku eedeeyey, in Xukuumada Ingiriisku Dagaal ka aloosayso,Jasiiradaha Foklaan,iydoo halkaasi halkaasi keentay  ciidamo fara badan iyo  Maraakiib dagaal oo wata Hubka Nuckliyeerka. Waxaana Xukuumada Arjantiin Todobaadkan,u gudbisay Jimciyada Qaramada Midoobay dacwad ka dhan ah Xukuumada Dalka Ingriiska,oo ku saabsan jasiirada Foklaan oo…

          Read More

            Sucuudiga oo wada qorida qaraar ka dhan ah xukuumada Syria

            Riyad Feb 11,2012(qurbejoog.com)- Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa maanta Diyaarinaysa Mashruuc qaraar ah oo ay u soo bandhigayso Jimciyada Qaramada Midoobay kaasi oo ku saabsan sidii xaalada cakiran ee dalka Suuriya loo dejin lahaa. Waxana Mashruuca qaraarkani yahay kii todobaadkii hore wakiilada labada dawladood ee Ruushka iyo Shiinaha ku laaleen diidmada Qayaxan ee fiitaha,haseyeeshee fadhigan Qaramada…

            Read More

              Burma oo ay ka bilaabatay Olole Doorasho

              RangoonFeb 11,2012(qurbejoog.com)-Gabadha   Xuquuqda Aadmaha  u Halganta ee Dalka Barma Ms. Aung Sun su Chi, ayaa maanta Bilowday Markii u horeysay Olole  ay doonayso  inay kaga qayb gasho Doorasho Baarlamaan oo dalkaasi ka qabsoomi doonta  Bisha Abril ee sanadkan. Waxaana magaalada Raangoon ee dalkaasi isugu soo baxay Kumanyaal qof oo soo dhawaynaya Doorashada ay ka qayb…

              Read More

                Naadiga Xuquuqul Insaanka Jabuuti iyo Guddida Xeer-beegtida Dunida oo wada Jir u dalbaday siideynta shaqsiyaad u xidhan xukuumada Jabuuti

                Jabuuti Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Naadiga Xuquuql Insaanka Jabuuti (LDDH) iyo Guddida Xeerbeegtida Caalemiga ah ee (ICJ) ayaa wada jir u saarar baaq ay ugu jeedinayaan Xukuumada Jabuuti in ay ku sii deyso shaqsiyad uu ka mid yahay xaakim Suleymaan,rag u ololeeya xuquuqda adanaha iyo Suxuufiyiin dhawaan xabsiga loo taxaabay. Guddida (ICJ) ayaa xusay in Xaakim Suleymaan lagu…

                Read More

                  Maxey tahay sababta Shabaabku haatan ugu biireen Al Qaacida?

                  Muqdisho Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya ayaa maalinimadii shalay aheyd Shaacisay in ay ku biireen kooxada Al Qaacida ee dunida oo idili dagaalka kula jirto. Madaxa Al Qacida Ayman Al Sawahiri ayaa dhankiisa sheegay in ay soo dhaweeynayaan isla markaana ay Shabaabka ka aqbaleen in ay la midoo baan. Dhawr siyaabood…

                  Read More

                    Doon siday Tahriibeyaal oo ku degtay Gacanka Cadmeed

                    Bosaso Feb 11,2012(qurbejoog.com)-Doon siday dad Tahariibeyaal ahaa oo tiradooda lagu sheegay 58 ayaa ku qalibantay badda Gacanka Cadmeed todobaadkan,ka dib kolkii doontii ay la socdeen ay ciladi curyaamisay. Doontan oo todobaad ka hor ka shiraacatay xeebta Bosaaso ayaa kolkii mudo gaaban ay badda ku jirtay ciladi ay curyaamisay matoorka,ka dibna waxa doontu ay mudo dhawr…

                    Read More

                      British Government Consultation on Somalia

                      British Government Consultation on Somalia Location Chatham House, London Participants Rt Hon William Hague MP, Foreign Secretary, UK Henry Bellingham MP, Minister for Africa, Foreign and Commonwealth Office, UK Chair: Dr Robin Niblett, Director, Chatham House Type: Fee-paying or special invitation events As part of the British government’s engagement with the Somali diaspora, and ahead…

                      Read More

                        Madaxweynihii iscasilay ee Maldives oo sheegay in la afganbiyay

                        Maldives Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynihii dhawaanta iscasilay ee jasiirada Maldives Maxamed Nashiid ayaa shaaciyay in talada dalka khasab looga dejiyay xilkii loo doortay ee madaxweynenimo. Madaxweynaha ayaa intii uu aanu iscasilin waxa uu xilka ka tuuray mid ka mid xaakimada dalkaasi oo ay madaxda dalkaasi ku kala qeybsameen. Ciidamada dalkaasi ayaa si wen culeys ugu saaray madaxweynaha…

                        Read More

                          11 Somalis drown in boat tragedy

                          GENEVA, Feb 10 – Eleven Somalis drowned and another 34 are missing after a smugglers’ boat headed for Yemen capsized in the Gulf of Aden earlier this week, the UN refugee agency said on Friday. A total of 58 passengers were on board the vessel which set sail on Saturday before capsizing in rough seas…

                          Read More

                            Somali Gov’t: ‘No News’ al-Shabab Allied to al-Qaida

                            Somalia’s transitional government says it is not surprised that militant group al-Shabab has formally joined forces with al-Qaida. The government’s minister of information, Abdulkadir Hussein Mohamed, said in a statement Friday that word of the alliance is “no news to us.” He asserted that al-Shabab leaders are paid representatives of al-Qaida, and that al-Shabab can…

                            Read More

                              Dawladaha Itoobiya iyo Koonfur Sudan oo isla qaatay dhismaha Dhuumo shidaal oo Jabuuti la gaadhsiiyo

                              Jabuuti Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Dawladaha Itoobiya iyo Koonfur Sudan ayaa heshiis horu dhac ah iskula qaatay dhismaha dhuumo shidaal oo Jabuuti Gaadha,sidaana waxa saxaafada u xaqiijiyay wasiirka warfaafinta Koonfur Sudan Barnaba Marial Benjamin. Sidoo kale wasiirku waxa uu ka waramay dhismaha dhuumo shidaal oo la gaadhsiiyo degaanka Lamu ee dalka Kiinya si markaa shidaalka dalkooda halkaa looga…

                              Read More

                                South Sudan, Ethiopia Sign Accord on Djibouti Oil Pipeline

                                South Sudan and Ethiopia’s governments signed a memorandum of understanding to build an oil pipeline via Djibouti, South Sudanese Information Minister Barnaba Marial Benjamin said. South Sudan also held talks with an unidentified Texas- based construction company about building a pipeline to the Kenyan coastal town of Lamu, Benjamin said on the government’s website in…

                                Read More

                                  Maxaay tahay sababta xilalkii looga qaaday Taliyihii ciidanka Somaliland iyo ku-xigeenkiisii

                                  Hargeysa Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay si lama filaan ah xilalkii uga qaaday Taliyihii ciidamada Somaliland Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) iyo Abaanduulihii ciidanka Ibraahin Caydiid Axmed,isweydiinta u badana waxa ay aheyd sababta keentay tilaabadan. Dadka ka faalooda siyaasada Somaliland ayaa qaba in tilaabadani ay muujineyso hogaan xumo ciidanka io xukuumada…

                                  Read More

                                    Kharashka Burcad badeeda oo sanadkii hore Gaadhay 7 billion

                                    Colorado Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Burcad badeeda Soomaalida ayaa shirkadaha maraakiibtoodu isaga gooshto badaha geeska africa waxa ay sanadkii hore kharashaadkooda ku biiriyeen ilaa 7 billion oo dollar,sidaana waxa daabacday ha’ad Mareykan ah oo dusha kala socota dhaqdhaqaaqyada Burcada Soomaalida. Ha’yadan oo la yidhaahdo One Earth Future Foundation ayaa sheegtay in sanadii ina dhaaftay ay ilaa $2.7 billion…

                                    Read More

                                      TURKIGU MUXUU KA RABAA SOOMAALIYA?

                                      Wax aan khayr ahayn Turkigu kama dooni karo Soomaaliya, waayo waa ummad Islaam ah oo weliba taariikh dheer oo qurux badan ku leh soo yaalka Islaamka. Waxaan og nahay in laga soo bilaabo qaybsashadii Afrika 1884tii gaaladii gumaysiga ahayd uu xiriirka iyaga iyo shacabka Islaamka ah ee Soomaaliyeed ka dhexeeyey uu isla beddelayey hadba xaaladda…

                                      Read More