Saansaan Colaadeed Oo Ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Lixdii Goobood Ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa,Xukuumadda Somaliland Oo Ciidamo Tiro Badan U Dirtay Deegaanada Iyo Maleeshiyaad La Sheegay Inay Buuraha Galeen
Boorama 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Wararka naga soo gaadhay magaalada borama ee xarunta gobolka awdal soona ayaa sheegaya in xiisad colaadeed laga dareemayo deegaano ka tirsan lixda goobood ee waqooyiga magaalada hargeysa isla markaana dhawaan xukuumaddu sheegtay in la bilaabayo diiwaangalintii codbixiyayaasha. Waxaana deegaanada sansaanka colaadeed laga dareemayo kamida ah deegaanka Ceel-la Helay,iyada oo ay…
