Webmaster

Adhicadeys: Geerida Wadahadalkii Khaatumo, Loollanka Kooxaha Waydeeyay, Iskushaandhaynta Siilaanyo & Isa Seega Mashaariicda

Adhicadeys 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Madaxweyne Siilaanyo uu habeen hore u hoyday magaaladda Laascaanood, Isagoo halkaana kaga qaybgeli doonna xaflad lagu iclaaminayo bilowga diiwaangelinta cod bixiyayaasha gobolkaa, taasoo ay ka qaybgeli doonnaan madaxda axsaabta, xukuumadda iyo komishanka doorashadu, ayaa dhanka kale waxa soo baxaya tibaaxo tusmaynaya, baaxaadeg iskhilaafka dhawr qodob sida; wadahadalkii xukuumaddu la waday…

Read More

Mudo Bil Gudaheed ah oo Sadex Maxbuus ku Geeriyoodeen Jeelka Dhexe ee Magaalada Berbera

Berbera 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Marxuum Maxamed Carraale Muuse Ducaale oo kamid ahaa maxaabiista ku jirta jeelka weyn ee Berbera, ayaa habeenimadii jimcuhu soo geliyey ee bishan Augost ahayd 19-ka, sanadka 2016-ka ku geeriyooday xabsbigaas, kadib markii uu xanuun muddo bilo ah dareemayey. Sida ehellada marxuumku u xaqiijiyeen qaar kamid ah warbaahinta waxa xukunka marxuumkan ku…

Read More

Wiilkii Cilmi Boodhari Dabka Ugu Dhiibi Jiray Hodon Oo Imika Isagoo Waayeel Ah Ka Sheekeeyay Arladii Uu Kula Noolaa Cilmi & Hodon, + Wixii Qiso Dhacay DAAWO

Hargaysa 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wariye A. A. Ciidle ayaa magaaladda Hargeysa waxa uu waraysi kula yeeshay Oday Maxamed oo ah waayeel isagu in badan usoo taagnaa taariikho badan oo dalka JSL ama geyigan soo maray, waxa uu nolal kusoo gaadhay aabihii jaceylka Cilmi Boodhari iyo Hodon-tii uu jeclaa, wakhtigaas oo Oday Maxamed sida uu sheegay…

Read More

“Puntland Waxay Ku Dooddaa Isku Dhiig baynu nahay, haddii Reer Sool DNA laga qaadana..” Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland

Laascaanood 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay sanadkan lacag todobada Milyan oo horumarin ah galisanyo gobolka Sool. Wasiirka ayaa sidoo kalena baaq u diray qurbajooga reer Sool isaga oo ugu baaqay inay ka qayb qaataan horumarka iyo dhismaha gobolka Sool, Mr. Xaashi ayaa arrimhaasi kaga…

Read More

Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo ku Hawlan Durbaano Colaadeed oo ka dhan ah Diiwaangelinta Gobolka Sool

Garowe 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa ku hawllan abuurista jawi colaadeed oo uu ku hagar daamaynayo horumarka iyo geeddi-socodka ammaanka ka hana qaaday Somaliland, waxana ay soo saareen baaq ka dhan diiwaangeliinta maalmaha foodda inagu soo hay aka bilaabmi doonta guud ahaanba gobolka Sool iyo deegaanada ku xeeran. Kulan la doonayey in lagu…

Read More

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Iyo Dugsiyada Gaarka loo Leeyahay oo Isku Raacay in Manhajka Somaliland ay Wax ku dhigaan DAAWO

Hargaysa 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane iyo Maamulada Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ayaa Si Midaysan isugu raacay in laga Bilaabmo Shalay Manhajka Qudha ee ardayda loo dhigayaa inuu noqdo ka Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Maxay ka Yidhaahdeen Dib u dhac Doorashada ku yimaada?

Hargaysa 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in doorashadii Madaxtooyada iyo golaha wakiilada wakhtigii ay u cayimeen la qabanayo.   Afhayeen Komishanka Siciid Cali Muuse, waxaa uu cadeeyay in qorshihii komishanka doorashooyinku u dajiyay in doorashada lagu qabto uu si fiican u socdo islamarkaana ay rajeynayaan inay doorashadu ku qansoonto wakhtigeedii hore loogu…

Read More

Salaaddiinta Gobollada Awdal iyo Selel oo Shir Shaki abuuray Muddeeyey, Baaqna u Diray Xildhibaanada ugu Jira Golaha Guurtida & Wakiiladu Sidii ay Isaga Soo Xaadirin lahaayeen DAAWO

Boorama 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xubo ka tirsan Salaaddiinta gobollada Awdal iyo Selel ee Somaliland oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa iyaguna muddeyey Shir ay deg-deg ah oo ay ku baaqeen, iyagoo Sheegay in Madaxda Dhaqanka iyo Xildhibaannada gobolladaas kaga jira Golayaasha Baarlamaanka ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland lagu qabanayo Boorama 28-ka bishan. Salaaddiinta…

Read More

Warbixin Kooban: Kuma Ayuu Ahaa Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka?

Virginia 21, August, 2016- (SDN/QJ):- Madaxwayne ku xigeenkii hore ee dawladii milatariga aheyd ee Somaliya Maxamed Cali Samatar ayaa ku geeriyooday Gobolka Virginia ee dalka Maraykanka. Maxamed Cali Samatar ayaa ku geeriyooday Cisbitaal ku yaala dalka maraykan kaasi oo loo dhigay xaalada Caafimaad maalmihii u dambeeyay. Maxamed Cali Samatar wasiirkii hore ee gaashaandhiga Somaliya, waxaa…

Read More

Xogo Iftiimiyay Sababtii Uu Madaxweyne Siilaanyo Safiirka Itoobiya Ugu Magacaabay Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Cali Warancade

Hargaysa 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Warar xog ogaal ah oo Wargeyska Foore soo gaadhay ayaa faah faahin ka bixiyay Sababtii uu Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu Wasiirkiisii hore ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancade ugu magacaabay Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya,arintaasi oo Markii ay soo baxday Fasiraado badan laga bixiyay…

Read More

Maxaa Keenay In Madaxwayne Siilaanyo wakhtigan Booqdo Gobolada Berriga Somaliland?

Laascaanood 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Socdaal Mudo Laba Cisho ah ku Gaadhay Xarunta Gobolka Sool  ee Laascaanood. Madaxwayne Siilaanyo,  waxaa uu kulamo kala duwan la qaatay madaxda dhaqan ee Gobolka Sool kuwaasi oo in muddo ah ka cabanayay habka saami qaybsiga ee dawladnimada Somaliland. Madaxwaynuhu,  waxaa…

Read More

Nin jebiyey go’aan beesha Adan Madoobe hore Madaxweyne Siilanyo ugu gudbisay iyo jawaabta xukuumada laga sugayo

Burco 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxgaradka Beesha Adan Maxamed (Adan Madoobe) ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay inay talaabo degdeg ah ka qaado nin la yidhaahdo Mustafe Maxamed Adan-weyne ay sheegeen inuu fitno dhexdhigayo, oo qabanqaabada caleema-saarkiisa suldaanka beeshu socoto. Ninkan oo la sheegay inuu magaalada Baali-dhaliye ee deegaanka Soomaalida Itoobiya qabanqaabada caleemasaarkiisu ka socdo ayaa hore…

Read More

Mas’uulkii Amniga u Qaabilsanaa Kooxda Khaatumo Kayse Cabdi oo intii uu u Talaabay Kooxdaas Markii u Horaysay Ku Hoyday Guriga uu ka degan yahay Degmada Widhi Widh

Widhi Widh 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Buuhoodle waxaa ka mid ah, Wasiiru dawlihii hore ee Arimaha Bariga Somaliland Keyse Cabdi Yuusuf ayaa soo gaadhay shalay gelinkii dambe degmada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Somaliland ee heer Gobol iyo heer Degmo, iyo Saraakiisha Sar-sare ee Hogaamiya Ciidamadda…

Read More

Afarsano Wixii u qabsoomay Baarlamanka Federaalka ee Hada Jira DHAGAYSO

Muqdisho 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- 20 ka August  Shalay oo kale sanadkii 2012  ayaa  barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee hada jira loo dhaariyey  in ay noqdaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya  4 sano ka hor.   Kulanka ay maanta  ku yesheen  magalaada Muqdisho ayey ku soo bandhigeen waxyabhii u qabsoomay ee ay ka dhexli doonaan  ama  ay ku wareejin…

Read More

“Qaadku Waa Xaaraan, Miisaaniyadda dalkan waxa ka badan Ta ku baxda Qaadka & Sigaarka..” Sheekh Dirir DAAWO

Hargeysa 20.Aug 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa ka hadlay Halista Maandooriyeyaasha kala duwani ku leeyihiin nolosha iyo dhaqanka Aadamaha, gaar ahaan Ummadaha Islaamka ah, siiba dadka Soomaalida ah, ha ugu badnaadaan dadka ku dhaqan Somaliland, waxaanu sheegay in Miisaaniyadda ku baxda Qaadka iyo Sigaarka Sannadkii ay laba jeer ka badan tahay Miisaaniyadda guud…

Read More

Jeneraal Samatar oo geeriyooday oo Ku Geeriyooday Dalka Maraykanka

Washington 20.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waddanka Maraykanka waxaa ku geeriyooday jeneraal Maxamed Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya. Allaha u naxariistee jeneraalka oo da’diisu ay ahayd 85 jir, ayaa ku geeryooday cisbitaal ku yaalla gobolka Virgina ee dalka Maraykanka, sida uu BBC-da u xaqiijiyey mid kamid ah qaraabada marxuumka. Waxuu ka mid…

Read More