Laamaha Xisbiga UCID ee gobolka Alberta Canada oo wacdaro soo bandhigay(SAWIRO)

    Edmonton Jan 04,2014(SDN/QJ)-Shirweynahii laamaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID ee gobolka Alberta Canada , ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Edmonton. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan madaxda laamaha kala duwan ee xisbiga Ucid ee gobalka Alberta. Waxaa kale oo iyaguna kazoo qayb galay xubno ka socda masuuliyiinta xisbiga Ucid ee goblka Ontario…

    Read More

      Xildhibaan Axmed-yaasiin Oo Madaxweyne Siilaanyo u Sheegay In Jawaabta Reer Awdal Ka Sugayeen Aanay Ahayn Hadal Warbaahinta la Isu Mariyo, Balse laga Sugayo Inuu Tallaabo Cad Qaado

      Hargeysa:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, lagana soo doorto Gobolka Awdal, ayaa  ka Hadlay Jawaabtii madaxweyne Siilaanyo shalay ka yidhi Arrinta Gobolka Awdal iyo Cabashooyinkii jirey oo xasarado kiciyey. Xildhibaanka oo Maanta la Hadlay Idaacadda VOA-da, ayaa sheegay in Jawaabta Madaxweyne Siilaanyo laga sugayey aanay ahayn mid Qawl ah,…

      Read More

        Daawo:Madaxwaynaha Waanu Ugu Hanbalyeynaynaa Go,aankii Uu Ka Qaatay Musharxnimada Xisbiga Kulmiye Hadaanu Nahay Beesha Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeisa Anaga Dhexdayada Ayaabay Khilaafk Keeni Gaadhe”Mujaahid Cali Guray”

        Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)mujaahid cali guray ayaa maantamadaxwayana somaliland ugu hanbaleeyey go,aankii uu shalayto ka soo saaray khilaafkii ka taagnaa musharaxnimada xisbga kulmiye oo isagoo madaxwaynuhu marka shaacaiyey  iuu u  taaganyahay  jagada madaxwaynimo  ee xisbiga kulmiye Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          DULMIGU WAA CANCER !!!

          Wuxuu ahaa nin gacan go’an oo ku qaylinaya “Qofkii gacantayda go’an arkow cidna ha dulmin”. Waa la weydiiyey, maxaa gacanta ku gooyey?. Markaasuu sheekadii jawaabtaan layaabkale kusoo koobay, Waxaan ka mid ahaa mooryaanta dulmiya dadka kale, maalin maalmaha ka mida ayaan arkay nin kalluumaysade ah oo kalluun aad u weyn badda kasoo jilaabtey, markaan kalluunka…

          Read More

            Daawo:Gudoomiyaha Buuhoodle Ee Xisbiga Wadani Oo Xafiis Ka Furtay Ka Furay Magaalada Buuhoodle Ee Gobalka Sool

            Buuhoodle 3/1/2015(SDN)xisbiga wadani ayaa xafiis ka furtay magaalada buuhodle ee gobalka sool iyadoo halkaasina ay kaga soo biiren dadawyane aad u tiro badan waana markii ugu horaysee xafiis ku yeesho xisbiga wadani magfaalada buuhoodle ee  gobalka sool iyadoo loo magaacay gudoomiyaha buuhoodle ee xaisbiga wadani https://www.youtube.com/watch?v=k6S92xbxINU&feature=youtu.be Buuhoodle SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              DHAMAN Jaaliyada Somaliland ee BRISTOL UK waxay tacsi udirayaan xoghayihii guud ee ururka suxufiyinta somaliland ee SOLJA Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed FAARAX

              Dhmaan Jaaliyada Somaliland ee Magaalada BRISTOL UK waxay Tacsi Udirayaan dhamaan Bahweynta Saxaafada Somaliland iyo Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA, Geerida naxdinta leh ee ku timi xoghaya guud ee Ururka SOLJA Marxuum MAXAMED RASHIID MUXUMED FAARAX , oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi kadib markii uu dhawaan uu shil Baabuur uu ku galey Inta Udhaxaysa Magaalada…

              Read More

                URURKA QAREENADA SOMALILAND (SOLLA) OO TACSI UDIRAYA BAHDA SUXUFIYIINTA GEERIDII SUXUFIGII WEYNAA EE MAXAMED-RASHIID MUXUMED FAARAX

                Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA) isagoo ku hadlaya afka bahda garyaqaanada Somaliland, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan bahda suxufiyiinta dalka geeridii naxdinta lahayd ee ku timid suxufigii weynaa ee Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax oo 29/12/2014 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Marxuumkaasi waxa uu ahaa shakhsi u taagan difaaca iyo…

                Read More

                  Gudidad Dhimaha Wadada Hargeisa Iyo Baligubadle Oo Kormeer Ku Tagy Halka Ay Wadaadasi Marayso Gudida Iyo Xubno Qurbo Jooga Ah

                  Hargeisa 3/1/2015(SDN/QJ)Gudida dhismaha wadada isku xidha maalada baligubadle iyo hargeisa ayaa kurmeer  ku tagay  halka ay wadadaasi marayso  iyagoo  hogaminay  xuno qurbo jooga waxana ugu horayn halkaasi ka hadlay gudoomiyaha gudida wada xildhiban axmed diiriye nacnac iasgoo halkaasi uga mahad celiyeyqurbajooga sida wacan uga qayb qaatay dhismaha wadadsi waxa kaleoo uu ugu baaqay  guud ahaan…

                  Read More

                    Cali-gurey Oo Takoor iyo Aflegaaddo Ba’an Kala Kulmay Safar Dheer Oo Uu Kusoo Maray Deegaanno Beesha Madaxweyne Siilaanyo Degto

                    Qorilugud:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Maxamed Yuusuf (cali-gurey), ayaa takoor iyo hadallo deel-qaaf ah kala kulmay Qaar kamid ah Deegaanada ay degto Beesha Madaxweyne Siilaanyo oo Hoggaanka Xisbiga Ucid ayaamahan Safar ku marayey. Wafti Xisbiga Ucid ah oo uu Hoggaaminayey Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo maalmahanba Safar ku jooga Deegaanada  Gobolada Togdheer iyo…

                    Read More

                      Suldaan Wabar Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Madaxweyne Siilaanyo,Xalka Deegaankiisana ku Sheegay Mid Ku Jira Qori Caaradii

                      Qulujeed:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo dhawaan sheegay inuu ka noqday Go’aankii lagu dhisay Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka jawabaay Hadallo canaan ahaa oo uu madaxweyne Siilaanyo shalay Hawada u mariyey. Suldaan Wabar oo la Hadlay TV-ga Universal ayaa sheeegay inuu wali ku adkaysanayo Mawqifkiisii uu kaga soo horjeeday somaliland, isagoo sheegay inay ka Go’an tahay  inuu…

                      Read More

                        Daawo:Wasiirka Maaliaya Iyo Xubno Kale Oo Wasiiro Ah Oo Kormeer Indho Indhayna Ku Soo Maray Kastamka Kalabaydh Iyo Deeganka Arabsiyo

                        Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee JSL Md Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay wehelinayeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa maanta oo Jimce ahayd shaqooyinkana laga nasanayey kormeer ku tegay Kastamada kalabaydh iyo Abaarso, waxana ay halkaa warbixino kaga dhegaysteen maamulka kastamadaasi. Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo:Madaxwaynaha Oo Maanta Ka Hadlay Qalalaasaha ka Taagan Gobalka Awdal Iyo Suldaanka Sheegay Inuu Ka Goostay Somaliland Iyo Waliba Khilaafka Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa

                          Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)madaxwaynaaha somaliland axmed maxamed siilanyo ayaa maanta ka hadlay xaalada suldaanka  awdal ee ku dhawaaqay inuu ka goostay  somaliland taasi  oo ay raacen isga iyo ciidan taabacsan  waxa kale oo uu ka hadlay  arinta musharaxnimada  xisbiga kulmiye dhexdiisa ee baryihii ugu danbeeyey muarku ka taagnaa https://www.youtube.com/watch?v=ki_DQWGvG8A Hargeisa SDN/QJ Concat@somalidiasporanews.com

                          Read More

                            “Waa la yaab Suldaan Qori qaatay, cid kasta oo ka talawda xuduuda qaranimadana,Ciidamadu waxa ay ku amran yihiin in ay gacan buuxda ku qabtaan.”Madaxweyne Siilaanyo

                            Hargeysa:Jan,02,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Hadal xafiiskiisa lagaga soo duubay oo saxaafadda loogu talay, waxan uu kaga Hadlay arrimo shacabku dhexdiisa laga hadal hayo oo ay kamid yihiin Arrinta Suldaan Wabar oo dhawaan ku dhawaaqay hadallo ka dhan ah Qaranimada somaliland. Madaxweyne Siilaanyo oo Hadalkiisani ahaa mid loogu talo galay Curashada sanadka cusub ee 2015-ka, ayaa suldaanka…

                            Read More

                              Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo Ayaa Maanta Khilaafka Ka Soo Cusboonaday Musharxnimada Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa

                              Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)Waxaa muuqatay is-maandhaaf iyo hirdan kaadirkii Xisbiga Kulmiye qaar ka mid ahi ay maalmahan saxaafaddu soo bandhigaysay damacooda siyaasadeed ee ku wajahan kursigan aan ku fadhiya. Waxaan leeyahay Kursigan anigaa ku fadhiya oo xisbigu ii gartay mustaqbalkana waan sharraxanahay, saxna maaha in aad isku kay dul-qabsataan wixii iga dambeeya Ilaahay ha ina gaadhsiiyo, Xisbiguna…

                              Read More

                                Madaxweynaha Somaliland Ayaa Maanta ka Hadlay Arrimaha Suldaan Wabar Oo Baryihii Ugu Danbaysay Gobalka Awdal Fadqalale Ka Taagna

                                Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)Salaan qiimo badan kadib, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan dadka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan munaasibadda sannadka cusub ee 2015-ka, waxaan u rajaynayaa nabad, horumar iyo barwaaqo, Qaranka Somaliland-na waxaan u rajaynayaa Guul iyo Gobanimo iyo inaynu gaadhno Himiladeena Qaran oo ah Dawladnimo taam ah oo caalamku aqoonsanyahay, In sha-Allaahu waynu gaadhi-doonnaa,…

                                Read More

                                  Hoggaankii Xukuumaddu Dhawaan SOLJA U Cumaamadday Oo Safaf Dhaadheer u Galay Soo Dhaweynta Wasiir Cukuse, Xilli Janaasaddii Maxamed-rashiid Sii Qoyan tahay

                                  Hargeysa:Jan,02,2015(SDN/QJ)-Hoggaanka Xukuumaddu Taageerto ee dhawaan la wareegay Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, ayaa shalay Safaf dhaadheer u galay Soo dhaweynta Wasiirka Warfaafinta Dalka oo shalay soo guryo noqday. Xubnahan oo uu hoggaaminayey Guddoomiye Xuuto, isla-markaana ay hareero socdaan Xubno lagu daray Golaha dhexe ee Ururka, ayaa ku keliyeystay Soo dhaweynta Wasiirka, waxana Warbaahinta Dawladda…

                                  Read More

                                    Sirdoonka Maraykanka Oo Madaxtooyda Somalia Kala Baxay Sarkaal Turki ah Oo Ka Shaqaynayey

                                    Muqdisho:Jan,02,2014(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhay Aqalka Madaxtoyada somalia, ayaa sheegaya in ciidamo hubaysani ay shalay maqribkii xoog ku qaateen sarkaal turki ah  oo ka shaqaynayey madaxtooyada dalka. Wararka, ayaa intaas ku daraya in  Ciidamada sarkaalkaas kaxaystay ay ahaayeen Sirdoon maraykan ah oo muqdisho ku sugan, waxana ay geeyeen sarkaalkii dhinaca aqalka Taliska u ah AMISOM ee…

                                    Read More