Kenya oo Wasiir Soomaaliya eriday iyadoo lagu eedeeyay Maalgelin Argagixiso
Nairobi (QJ) – Hay’adaha sirdoonka iyo socdaalka ee Kenya ayaa Axaddii xiray oo masaafuriyay Abshir Maxamed Axmed, oo sidoo kale loo yaqaan Abshir Bukhaari, oo ah Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya, sababo la xiriira eedeymo la xiriira maalgelinta argagixisada iyo jebinta baasaboorka. Sida laga soo xigtay ilo aan la magacaabin oo amniga Kenya ah oo ay…
