Home » Entries posted by admin
Entries posted by admin

Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Oo Ka Hadlay Kulan Hordhac U Ah Heshiis Dhawaan Lagu Wado In Ay Wada Galan Somaliland Iyo Itoobiya

Hrgeisa 3-12-2012 (SDN)-Xukuumada Somaliland oo ka hadashay heshiis dhawaan lagu wado in ay wada galaan Somaliland  iyo Itoobiya kaasi oo kulan horac oo ku saabasani ka dhacay magaalada diridhaba ee Dalka Itoobiya. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debeda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargeisa ayaa faafaafin ka bixiyey nuxurkii uu xambaarsanaa kulan [...]

Hargeysa 25-11-2012 (SDN)– Ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA ayaa warqad furan u diray Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu ilaa hadda hor-yaallo xeerka sirdoonka qaranka oo qodobo ku jiraa caqabad ku yihiin saxaafadda iyo xoriyatul-qowlka. Warqadan furan oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa u dhignayd sidan “Waxay [...]

Continue reading …

Gabiley 25-11-2012-(SDN)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu Hoggaaminayay oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaaladda Boorame ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Gabiley ee xarunta Gobolka Gabiley. Madaxweyne Ku xigeenka waxa ku soo dhaweeyay Gabiley Wasiirka Warfaafinta Md. Abiib Diiriye Nuur (Abiib [...]

Continue reading …

Hargeysa 22-11-2012-(SDN) Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga somaliland ayaa ugu baaqaay Ururada iyo Xusbiyada tartamayaa in ay ilaaliyaan nabad gelyada islamarkaan fiirin culus oo dignin huwan ugu diray in nabad gelyada la dhowro “Waxaan Axsaabta leeyahay Ummadda carab wanaagsan codadka kaga doona. Waxaad kaga doontaan waxaas iyo waxan ayaanu idiin qabanaynaa,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha [...]

Continue reading …

Hargeysa 22-11-2012 (SDN) Gudida diiwaan gelinta Ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka ayaa maanta shir wacyi gelin nabadeed ah kula yeeshay Huteelka Maansoor qaar ka mid ah salaadiinta gobolka Hargeysa, kuwaasi oo ay ka wada hadleen nabad-gelyadda dalka loo ilaalin lahaa xiliga natiijada doorashada ka dib. Guddoomiyaha Gudida diiwaan gelinta iyo ansixinta axsaabta C/Risaaq Jaamac [...]

Continue reading …

Hargeysa 22-11-2012 – (SDN)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay ururada bulshada rayidka ah, waxayna ka wada hadleen sidii dhinacyadda la iskaga taagi lahaa doorashadda deegaanka ee maalmaha soo socdo dhici doonto. War-saxaafadeed laga soo saaray kulankaasi ayaa u dhignaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) [...]

Continue reading …

Nirobi 22-11-2012-(SDN) Labada Wadan ee jaarka ah Itoobiya iyo Kenya ayaa waxa dhexmaray heshiis iska kaashi kaasi oo dhanacyo badan taabanayaa sida ay tebisay warbaahinta Caalamku Kulankan oo ay xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa ka dib markii uu kulanku dhamaaday waxa ay masuuliyiintani uga warameen warbaahinta kulankoodu waxyaabihii uu ku [...]

Continue reading …

Hargeysa 21-11-2012(SDN)-Xukuumada Somalilanda ayaa shaacisay xiliga lawado in ay  la bixiyo darajada Ciimada Qalabka Sida ku waasi oo horey ay dowladu uga dhawaajisay in ay bixindoonaan sanadka soo socda . Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa shaaca ka qaaday in 15-ka December 2012 ay dalka Itoobiya ka iman doonto darajadii ciidammadda qalabka [...]

Continue reading …

  Hargeysa 21-11-2012-(SDN)Wararka ka imanayaa Gobolka SOOL gaar ahaan degmada Taleex ayaa sheegeya in ay ku dhinteen laba qof halka tiro kalena ku dhaawacmeen waxaana wararku intaasi ku darayaan in ay dilkaasi ka dambeeyaan Ciidamo ka  soo jeeda Ismaamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Ciidamadda Puntland ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen deegaan hawdka Taleex [...]

Continue reading …

Hargeysa 20-11-2012 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay shaqayndoonaan hadh iyo habeenba taasi oo qayb ka ah adkaynta nabad gelyada mudada kala guurka doorashooyinka Golayaasha Deegaanka ee dhawaan ka qabsoomayaa Guud ahaanba Dal Wasiirka Arrimaha Gudaha Md Maxamed Nuur Caraale Duur oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeya ayaa [...]

Continue reading …
Page 1 of 94123Next ›Last »