Daawo: Caruur Wanaagsan ma rabtaa in aad koriso – Baro qaacidooyinkan

Waalidkasta waxa ugu qaalisan ee uu haystaa waa ubadkiisa. Farxada ubadkaagu waa farxadaada,dhibtooduna waa dhibtaada. Sidaa daraadeed waa in si fiican looga shaqeeyaa tarbiyadaynta ubadka. Tarbiyada ubadku waa cilmi la barto ma aha wax la iska dhaxlo. Waxaan idin wadaagi doonaa qaacidooyin ka mida qaacidooyinka waaweyn ee korinta ubadka. Barmaamijkan oo ciwaankiisu yahau “Ma rabtaa…

Read More

Sh. Maxamed Cali Geedi: “Qaadku Arrimaha Nolosha Bina’aadamka Aasaasiga U Ah Oo dhan ayuu la dagaallamaa”

Hargeysa (GM) – Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhibaatada dhaqaale ee qaadku ku leeyahay bulshada reer Somaliland – isagoona tilmaamay sheekhu in qaadka sanadkii uu innagaga baxo dhaqaale badan. Sidoo kale Sheekhu waxa uu sheegay in Qaadku uu halis ku yahay caafimaadka dadkeena isla markaana ay…

Read More

Islaamka iyo Mustashriqiinta

Qeexitaanka erayga Mustashriq/Mustashriqnimada (Orientalist/Orientalism): “Mustashriq” waxaa looga jeedaa qof Caalim ah oo si gaar ah aqoon xeel-dheer ugu leh afafka iyo dhaqanada dhulka dhaca jihada Bari ee Aduunyada. Erayga “Orientalist” ama Mustashriq waxaa markii u horeysay ka dhexmuuqday oo loo adeegsaday luuqada af Ingiriisiga 1779. Erayga “Orientalism” isna waxaa looga jeedaa inla tilmaamo dhulalka dhaca…

Read More