Madaxtooyada Somaliland oo la Wareegtay Xaruntii Xisbiga UDUB iyo dhammaan Qalabkii yaalay
Hargeysa June 02,2013 (SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa la wareegtay dhismihii iyo dhammaanba hantidii dhex taallay xaruntii dhexe ee Xisbul-xaakimkii hore ee UDUB, kadib markii ay hore u dalbatay gacan ku haynteeda iyadoo ku sheegtay Hanti qaran. Sida uu shaaca ka qaaday Wasiirk ku xigeenkii Ganacsiga ee xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Md. Cabdixaliim Muuse oo…
