Webmaster

Madaxda sare ee Wasaaradda Maaliyadda oo aan Wax Talaabo ah ka qaadin Mas’uuliyiinta Kastamka Berbera

Hargaysa ( SDN) Gudi khaas ah oo loo xilsaaray ka soo Jawaabida Koonteenar Siday ( 113000-Kun Oo Mobile ) Oo Qaab Musuq Maasuq loogu cashuuray inuu sido 60 Kiish oo Sonkor ah ayaa Natiijadda baadhistoodii ku celiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda. Sida ay sheegayaan Xogo arrintan la xidhiidha Guddidan ayaa…

Read More

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada oo Fashiliyey Koonteenar Qaab Musuq maasuq ah ay u Cashuureen Maamulka Kastamka Berbera

Hargaysa SDN):- Kastamka Cashuuraha ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhacday dhacdo la yaab leh oo Maamulka Kastamka Berbera ay sifo khaldan oo baal marsan nidaamka Cashuuraha ku Cashuureen Koonteenar ay ka buuxeen Xadi aad u badan oo Mobilo ah Iyagoo Juwanka Cashuur shubista ugu jaray in…

Read More

=Amar ka soo baxay Wasiirka Gaadiidka oo Sababay in Xukuumadu weydo Dekhligii uga soo xeroonayay Kastamka Berbera==

Sadexdii dharaarood ee ugu danbeeyay wax dhaq dhaqaaq ahi kamuu socon Kastamka ugu weyn ee cashuuraha ee magaalo xeebeedka berbera isla markaana kamuu soo xeroon dekhligii maalinlaha ahaa ee dawladu ka heli jirtay. Arrintan ayaa ka dhalatay Sida ay sheegayaan ilo wareedyo u dhuun daloola hawlaha kastamka berbera kadib markii Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta…

Read More

Shirkada SomCable & Sida ay Somaliland uga Suurto Gelisay inay Keento Internet-ka Xawaarihiisu Sareeyo ee Fiber Optic.

”La Jaanqaad Dunnida Casriga ah adigoo adeegsanaya Internet-ka Xawaaraha sareeya ee Fiber Optic” Somaliland oo ka mid ah dalalka dunnida sadexaad ee uu ku yar yahay adeegsiga Tiknoolajiyada casriga ah ayaa hada u muuqata mid horumar la taaban karo ka gaadhay isticimaalka Internet-ka. Shirkada SO! Ltd Powered by Somcable oo uu Leeyahay Ganacsadaha caanka ah…

Read More

Ciidamadda Booliska Somaliland oo Heegan Buuxa la Geliyey Iyo Hawl galo ay qaadeen 24-kii Saacadood ee u Danbeeyay DAAWO

Hargaysa 31. Janaury 2019 (SDN/QJ):-Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa saddexdii habeen ee la soo dhaafay xaafadaha Magaalada Hargeysa ka fuliyey hawl-gal xoogle oo ay ku ugaadhsanayeen dhallinyarro dadka ka booba Telefoonnada gacanta, kuwaasi isla markaana dadweynaha dhibaato ku haya. Taliye Ku-xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) ayaa sheegay in hawlgalkaasi…

Read More

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Horseed U Tahay Farriimo Culus Oo Doorashada Wakiilada Ku Saabsan Oo Ay Beesha Caalamku Soo Gaadhsiinayso Somaliland

London 31. Janaury 2019 (SDN/QJ):-Dawladda Ingiriiska, ayaa sheegtay inay taageerayso doorashada golaha wakiilada ee Somaliland ee mudaysan, waxaanay sheegtay in Ingiriisku horseed ka yahay farriin culus oo ay beesha caalamku dirayso oo ah inay doorashooyinku wakhtigooda ku qabsoomaan. Wasiirul dawlaha Ingiriiska u qaabilsan Afrika Harriet Baldwin, ayaa ka jawaabtay su’aal uu Baarlamaanka Ingiriiska Salaasadii ku…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wasiirradiisa Ka Joojiyey Gelista Kharashaadka Culus Ee Dawladda Iyo Tuhunno Ku Xeeran Halka Uu Ku Baxo Dhaqaaluhu

Hargaysa 31. Janaury 2019 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xakameyn ku sameeyey kharashaadka dawladdiisa, waxaana sannadkii hore uu golahiisa wasiirrada u gudbiyey waraaq sheegaysa in wixii kharashaad ah ee ka badan $5000(Shan oo Dollar) aanay  saxeexi karin Wasiirradiisu isla mar ahaantaana saxeexa kharashaadka caadiga ah ee ka badan $5000 saxeexeeda loo la imanaayo…

Read More

Guddiga Diiwaangelinta Oo Xisbiga KULMIYE Ka Dalbaday Inay Ka Jawaabaan Dacwad Laga Gudbiyay

Hargaysa 31. Janaury 2019 (SDN/QJ):-Gudida diiwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka JSL, ayaa xisbiga talada haya ee KULMIYE u soo gudbiyay dacwad ka dhan ah oo lagu soo eedeeyay taas oo ay ka dalbadeen inay ka soo jawaabaan. Dacwadan waxa guddiga u gudbiyay  Prof.Cabdi Cali Jaamac oo xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ka…

Read More

Dawladda Sucuudiga Oo War Ka Soo Saartay Dhoofka Xoolaha Soomaalida,Isla Markaana Cadaysay in aanay Aqbali doonin Cadaadis Sucuudiga lagu Saarayo inuu Xayiraada ka qaado Xoolaha Soomaalida!!

Riyadh 31. January 2019 (SDN/QJ):- Wasiirka deegaanka, biyaha iyo beeraha ee boqortooyada Sucuudiga Injineer Cabdaraxmaan Al-Fadli ayaa xaqiijiyey in aanay boqortooyada Sucuudigu aqbali doonin cadaadis uu sheegay in dalkiisa lagu saarayo xayiraad ka qaadista xoolaha Soomaalida ee loo dhoofin jiray, haddii aan la buuxin shuruudda caafimaad ee ay wasaaraddu ka rabto. Wasiir Al-Fadli oo cadaadiskan ku sheegay…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya & Arrimaha ay ka wada hadleen DAAWO/SAWIRO

Wajaale 22. December 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Mustafe Maxamuud Cumar iyo wefti uu hoggaaminayo. Kulankan oo ka qabsoomay magaaladda xuduudda labada dal ku taalla ee Wajaale, ayuu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ku qaabilay madaxweynaha  dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Mustafe Maxamuud Cagjar…

Read More

Qoraa Boobe Oo Si Adag Uga Hadlay Shir Dadka Lagu Casuumay U Badnaayeen Kuwa Ugu Neceb Somaliland ee Jabuuti ka Dhacay DAAWO

Hargaysa 20. December 2018 (SDN/QJ):- Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo ka mid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Shir loogu Magac-daray “Aragti-wadaag”, kaasi oo dhawaan lagu qabtay Magaalada Jabuuti isla-markaana aad loogaga dooday Qadiyadda Madax-banaanida Somaliland iyo Midnimada Soomaaliya. Boobe ayaa sheegay in Shirka ka dhacay Jabuuti lagu soo casuumay Dadka…

Read More

Sannadka 1-aad ee Waxqabadka Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi Hogaaminayo Qaybtii 2-aad

Hargaysa 19 December 2018 (SDN/QJ):- Waa Qaybtii Labaad ee Taxanaha Waxqabadka u Hirgalay Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Hogaaminayo. Wax-soosaarka Beeraha: Xukuumaddu iyadoo ka duullaysa ballanqaadkeedii xagga Wax-soosaarka waxay bilowday beerista mashruuca banka Wajaalle oo la qoday xilligii roobabka ee 2018, 3,172 Saacadood oo u dhiganta 720 Hiktar oo laga beeray…

Read More

Sannadkii Kowaad ee Muddada Xil haynta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waxqabadka u Suurto galay AKHRI/DAAWO

Hargaysa 18 December 2018 (SDN/QJ):- Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa u dhamaaday Sannadkii kowaad ee Xil hayntiisa kadib Doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay Dabayaaqadii Sannadkii Tegay ee 2017. Hadaba Shabakada Qurbejoog ka Daalaco Waxqabadkii u Hirgalay Xukuumadda Madaxweyne Biixi ee Sannadku u buuxsamay. Siyaasadda: Sannad ayey ku…

Read More

Shirweynaha Heerka Qaran ee Shaqo abuurka Dhallinyaradda Somaliland oo Hargaysa ka furmay Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyey SAWIRO

Hargaysa 29.August 2018 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta ka Furay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargaysa Shirweynaha heerka qaran ee Shaqo-abuurka Dhallinyaradda Somaliland. Munaasibada lagu daah-furayey shirwaynaha shaqo abuurka ee heer qaran oo socon doona laba maalmood ayay ka soo qaybgaleen haldoorka Somaliland, oo iyagu falan qayn ku samayn doona labadaa…

Read More

Afar Sano Kadib Waxaa Maanta Xayiraadii Laga Qaaday Wargayska Haatuf oo Ka Soo Bixi Jiray Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 08.July 2018 (SDN/QJ):-Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi Jeex amar ay dhawaan soo saartay waxa ay xayiraadii saarnayd kaga qaaday, ruqsadii soo bixitaankana usoo celisay Wargeyska Haatuf ee luuqada Afsoomaaliga ku soo bixi jiray, iyadoo uu qoraalka amarka maxkamaddu uu gacantayada soo galay maanta oo Axad ah (8 July 2018). Sida la ogsoon yahay xukuumadda Somaliland…

Read More

Warbixin Somaliland Iyo Punt land ku eedaysay inay diideen Dublamaasiyadii Qaramada Midoobay kana Digtay Colaada Deegaanka Tuko-raq

Nairobi 08.July 2018 (SDN/QJ):- Warbixin kooban oo ay soo saartay International Crisis Group 27 ka bishii lixaad 2018, waxa ay kaga warrantay xogteeda la xidhiidha iska horimaadka hubaysan ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamulgobaleedka Soomaaliya ee Puntland ku dhex maraya Tukaraq oo ay ku tilmaamtay magaalo Istaraatiiji ah oo furin u noqotay dagaalka ay labada dhinac…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo u Kicitimay Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 08.July 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta u kicitimay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, si uu uga qayb qaato nabadeynta dirirta laba beelood oo walaalo ah ku dhex martay degaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii waxa uu sheegay…

Read More

Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Booqasho Taariikhi ah Maanta ku Tegay Dalkii ay Colaada Gaamurtay u dhaxaysay ee Eritrea

Asmara 08.July 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Socdaal ku tagay   Maanta dalka Eritrea iyada oo maalmo yar laga joogo ka dib markii ay labada dal wadahadalo ay doonayaan inay ku soo af-jaraan colaaddii labaataneeyada sanadood ka taagnayd Xadka labada Dal ay wadaagaan.   Raysal Wasaare Abiy Axmed ayaa wuxu noqonayaa Hogaamiyihii u horreeyey…

Read More