Halkan KaDAAWO: Beesha Urursuge Oo Deegaanka Jiidalli Ee Gobolka Sanaag Shir Ugu Soo Gabo Gaboobey
Hargeisa 23/9/2014 (SDN/QJ)Beesha Maxamed Muuse ”URURSUGE” Oo kamid ah Beelweynta Muuse Ismaaciil ayaa shir aayo ka tashi ah Oo mudooyinkii Udambeeyayba uga Socda deegaanka Jiidali usoo gabo gaboobey Waxana Gunaanadkii shirkaasi Kasoo qayb galay Marti sharaf salaadiin Haldoor Boqoro uu kamid yahay Boqorka Beeshay Boqor Faysal Osmaan Baraag. Sidoo kale beeshan ayaa sameeyay siyaaro iyo…
