Al Shabaab oo sheegatay qarax saaka lala eegtay Cabdi Qeybdiid
Gaalkacyo Jan 31,2012(qurbejoog.com)-Aqalka uu magaalada Gaalkacyo ka degan yahay Cabdi qeybdiid Cawaale ayaa maanta qarax lala beegsaday waxa sheegtay kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta bartamaha iyo konfurta Soomaaliya. Cabdi Qeybdiid oo hore u mudo dheer u ahaa taliyaha ciidamada Booliska ee dawladihii KMG ahaa ee Soomaaliya soomaray ayaa haatan Gaalkacyo u jooga nabadeynta qilaafka…
