Dawlada Britain oo sheegtay in Burcad-badeeda qaar ay dalkaa lagu maxkamadeeyo kuwa kalena la dhigo xabsiyada Soomaalida
Adis Ababa Jan 29,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Britain u qaabisan qaarada Africa oo haatan ku sugan magaalada Adis Ababa ayaa saxaafada u sheegay in dalkiisu diyaar u yahay in ay maxkamadeeyo burcadamwaxyeeleysa shaqaalaha iyo maraakiibta dalkooda. Henry Bellingham oo ka qeybgalaya shirka midawga Afica ee ka socda Adis Ababa ayaa arrintan uga waramay saxaafada qorshaha Britain ee ku…
