Jebhada Tawaariqa ee Mali oo Dulaan ku qaaday dhul ciidamada dawladu hore gacanta ugu hayeen

    Hargeysa Mar 31,2012(SDN)-Jabhadda  Tawaariqa  ee gacanta  ku haysa  waqooyiga dalka  Maali  ayaa maanta  gudaha u soo gashay  magaalada  Goy ka dib markii ay  jabiyeen difaaca  magaaladaasi oo  ay  dul mareen  dhufaysyo   halkaasi  ay ka samaysteen  ciidamada  qaranka  Mali. Dad goob  jog ihi waxa ay  sheegeen in ay  arkeen  ciidamada qaranka  ee dalkaasi oo ka sii …

    Read More

      Dawlada Suuriya oo sheegtay in Mucaaridku ku fashilmay Afganbi ay damacsanaayeen

      Dimishiq Mar 31,2012(SDN)-Afhayeen  maanta  u hadlay  dawladda  Suuriya  oo lagu  magacaabo  Jihaad  Maqdasi,  ayaa  sheegay  in ay  ku fashilmeen  mucaaridkii  dalku ee doonayey inay  afgambiyaan  xukuumadda  Suuriya,  hase  yeeshee uu dagaalka  ka socda dalka  yahay sidii loo soo celin lahaa  xasiloonidii iyo  kala dambayntii. Afhayeenku wasxa uu intaa  raaciyey in dawladda Suuriya aqbashay  qorshaha  nabadda …

      Read More

        AU forces claim Somali rebel bastion seizure

        African forces backing Somali government troops said they took control of one of the Islamist rebellion’s last strongholds, sparking intense clashes on the outskirts of Mogadishu. Four African Union soldiers were wounded in Friday’s offensive, led by Burundian troops in the force, on the sprawling Deynile neighbourhood northwest of central Mogadishu, which had been an al-Shabab…

        Read More

          Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ee dalka Jarmalka

          Muqdisho, March 31, 2012(SDN)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Jarmalka Dirk Niebel. Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka ayaa kala saxiiday heshiis ku aadan sidii dowladda Jarmalku ay dhaqaalo ugu yaboohi laheyd horumarinta mashaariicda iyo dib u dhiska…

          Read More

            Marwada Kowaad ee Somaliland oo Abaalmarin guddoosiisay Maayar ku-xigeenka Gabiley

            Hargeysa Mar 31,2012(SDN)-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Waris Sh. Maxamed Jirde ayaa Munaasibad ay Maanta ku qabatay Qasriga Madaxtooyada waxay Shahaado sharaf ku Gudoonsiisay Maayar ku xigeenka Magaalada Gebilay Marwo Khadra Xaaji Gaydh. Waxaa munaasibadan ka qayb galay Xubno ka tirsan golaha Wasiirada,Xildhibaano , Haween , iyo Qaar ka mid ah madaxda aqalka Madaxtooyada. Wasiirka…

            Read More

              Xildhibaan Bukhaari oo si adag uga hadlay Budhacad-badeeda Somaliland lagu Xidh-xidhayo

              Hargeysa 31, March 2012 (Qurbejoog.com)- Xildhibaan Saleebaan Cawad Huruuse (Salebaan Bukhaari) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland lagana soo doortay Gobolka Sanaag, ayaa si adag u naqdiyay Xeerka Xakamaynta Budhcadbadeeda lagu xidh xidhayo Xabsiyada Somaliland, kuna tilmaamayXabsiyadda Somaliland, Guantanamo Bay. Waxa kale oo uu xusay in ay arintani amni daro keeni karto…

              Read More

                Mareeyaha cusub ee Madbacada Qaranka oo xilka kala wareegay Mareeyihii hore

                Haregeysa, 31, Mar 2012 (SDN)- Maareeyaha cusub ee madbacadda qaranka Somaliland Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Caray) ayaa maanta xilka kala wareegay Maareeyihii hore ahna Wasiirka cusub ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal. Munaasibada xil wareejinta oo ka qabsoontay xarunta Madbacada qaranka ayaa waxa ka qeybgalay Maareeyeyaasha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Maareeyaha Ha’yadda wadooyinka, Xildhibaano, Agaasimaha guud…

                Read More

                  Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo maanta xadhiga ka jaray Cusbitaal laga dhisay Hargeysa

                  Hargeysa Mar 31,2012(SDN)-Madaxweyne ku  xigeenka  JSL  Md  C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici  ayaa maanta  xadhiga ka jaray  cusbitaal  cusub  oo laga  furay  galbeedka  magaalada  hargeisa. Munaasibaddan  oo ay  kasoo qeyb galeen,  wasiirada  warfaafinta,  iyo  caafimaadka,  gauddoomiyaha xisbiga  kulmiye,  xildhibaano ,  culimaa’udiin  iyo marti sharaf  kale,  ayaa waxa halkaasi  ka hadlay  madaxweyne ku xigeenka Somaliland  c/raxmaan saylici…

                  Read More

                    Shirkadda Telesom oo maanta ku dhawaaqday Qiimo-dhimistii ugu balaadhnayd ee ay abid u samayso Macaamiisheeda adeegyada Telefoonada

                    Hargeysa 31, March 2012 (Qurbejoog.com)- Shirkadda ugu wayn dhinaca Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa maanta shaaciyay qiimo-dhimistii ugu balaadhnayd ee ay abid u samayso macaamiisheeda. Munaasibad loo sameeyay ku dhawaaqista qiimo-dhimistan oo maanta lagu qabtay xarunta shirkaddaas ee caasimadda Hargeysa, waxay Telesom ku shaacisay inay qiimo-dhimis u samaysay macaamiishooda adeegga Telefoonkada ee la…

                    Read More

                      Turkey plans Somaliland flight to tighten ties

                      A Turkish delegation has visited Hargeisa, the self-declared republic of Somaliland in what it said was to strengthen existing relations by providing technical and social aid. An international flight by national carrier Turkish Airlines, which started plying the Mogadishu route earlier this month, is also planned, the delegation said. It is the second such visit…

                      Read More

                        Xisbiga UCID oo Xoghayaha Arrimaha Dibadda u magacaabay Aqoonyahan Maxamed Haaruun

                        Hargeysa 31, March 2012 (Qurbejoog.com)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa masuul cusub u magacaabay Xoghayaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xisbigaas. Sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray kusimaha guddoomiyaha, ahna guddoomiye kuxigeenka xisbigaas Mr. Aaden Jaamac Hoorri, xisbiga UCID waxa uu Xoghayihiisa Khaarajiga u magacaabay aqoonyahan Maxamed Haaruun Maxamuud, wuxuuna qoraalkaa magacaabista…

                        Read More

                          Mudanayaasha Wakiillada oo ku qaybsamay hanaanka loo ansixinayo Odoroska Miisaaniyada

                          Hargeysa, 31, Mar 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku qaybsamay qaabka loo marayo ansixinta Odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2012-ka. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa mudanayaasha loo akhriyay warbixinta Gudd-hoosaadka Dhaqaalaha, isla markaana Xildhibaan Cali Xasan Maxamed oo akhriyay warbixintaas ayaa mudanayaasha u sheegay in Wasiirka…

                          Read More

                            Beesha mohamud hiraab (duduble) Oo Ka Hadashay La Wareegidda Galgaduud Magaaloyinka Ceelbuur iyo Ceel Garas

                            Nairobi Mar 31,2012(SDN)-Shir ay isku yimaadeyn siyaasiyenta odayaasha ganacsada  dhalinyarada iyo haweynka Beesha Maxamuud hiraab ayaa  lagu qabtay Magaalada Nairobi,shir oo loga hadlayay isbadalka ka dhacay  Magaaloyinka Ceelbuur iyo Ceel la helay ceelgaras . Kulankaan oo ahaa mid loga arinsanayay sida lagu  tageri lahaa culeska laga dul qaday shacabka ku  dhaqan Magaaloyinka Ceelbuur iyo Ceel…

                            Read More

                              Raxmaadka Guga oo lagu diirsaday oo galabta ka curtay deegaanno ka mid ah galbeedka Somaliland

                              Borama. 30,  Mar 2012 (SDN)- Roobabka Gu’ga ee sannadkan ayaa si toos uga curtay deegaamo door ah oo ka tirsan Gobollada Gabiley iyo Awdal oo muddooyinkii ugu dambeeyey xaalad abaareed  ka taagneyd. Roob lagu qabowsaday ayaa Lixdii Makhribnimo ka da’ay Magaalada Boorama kaas oo ku teedsanaa deegaamada u dhexeeya magaalooyinka Borama iyo Dilla. Dhinaca kale,…

                              Read More