Gurmadka Goleyaasha Gobollada: by: Abdihakim Yusuf Kheire
Siyaasada dalkeena waxaa cakiray awood maroorsiga dawladda dhexe iyadoo xanibtay horumarinta dadka iyo dalka. Urursiga awooda ee waaxda fulintu waxay sababtay in adeega dawladeed kafeeyo oo kaliya shacabka caasimada. Xaaladani waxay horseeday in dadku u soo guuraan caasimada; arrintani waxay sababi karta xasilooni daro. Maamul-daadejinta awooda fulineed, garsoor & sharci dejineed waxay dalka ka badbaadin…
