Ciidamada Somaliland ee degmeda Dhahar oo markii u horeysay Musharadooda ku qaatay SL Shiling

    Dhahar April 16,2012(SDN)-Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Degmada Dhahar ayaa dareen farxad leh ku qaabilay in markii u horaysay ay Mushahaarkooda ku qaateen Lacagta Shilling Somaliland . Taliyaha amniga ee degmada Dhahar Abshir Muuse Yuusuf oo khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Wakaalada Wararka ee Solna ayaa sheegay in Ciidamada qaranka ee ku sugan deegaanka…

    Read More

      Madaxweyne Ku-geenka iyo Wakiilka FAO ee Somaliland oo booqday xarun lagu farsameeyo Lafaha

      Hargeysa April 16,2012(SDN)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici”oo ay weheliyaan Mas’uuliyiin ka socota hay’ada FOA ayaa Maanta kormeer ku tagay xarun lagu farsameeyo hadhaaga lafaha xoolaha oo ku taala magaalada Hargaysa isla markaana uu u kuurgalay qaabka ay u shaqayso xaruntani. Xaruntan oo ay gacanta ku hayso ururka Wadaniga ah ee…

      Read More

        Child Trafficking in Puntland

        Boosaaso (SDN)-A man stands accused of kidnapping nine children with the intent of selling them on the black market according to the High Court of Bari Region. Ibraahim Cumar Liibaan a 40 year old from south central Somalia has been accused of trying to sell the children overseas. The children are believed to be from…

        Read More

        Morosini oo Afweynta Darsadey Akhirana u Hayaamey.

        Italy-April-16-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa ciyaaryan reer itaaliya ah oo afweynta darsadey isaga oo ciyaaraya aakhirana u baqooley. Saaxiibayaal ciyaaryahankan oo lagu magacaabo Livorno”s PiermarioMorosini ayaa Aabihiis ,Hooyadiis,Bakhtiyeen,Walaalkiisna wuu isdaldaley,markaana Morosini ma gaadhin 15-iyo toban jir walaashiina waa Curyaan (Disable) masuulayadeedana isaga ayaa qaatey. Morosini ayaa ciyaarta q1aybteedii hore daqiiqaddii 31-aad Afweynya u dhacay dhawr jeerna…

        Read More

          Sanadguuradii 29aad ee Mujaahid Ibraahin Koodbuur ku Badbadiyay kornayl Cabdilaahi Askar12/4/1983 oo si weyn looga xusay London‏

          (London 16/4/2012) Xaflad aad loo soo abaabulay oo lagu xusayo sanad Guradii 29aad ee lagu xasaey Mujaahid Ibraahin Kodbuur Hawlgalkii Birjeex Ee Lagu badbaadiyey 12/4/1983 Corneel Cabdilaahi Askar Alle Haw Naxariiste. Xafladan oo aad loo soo Agaasimyey ayaa waxa Ka Soo Qayb Galay Mujahiidntii SNM ee Ku Sugan Wadankan Uk oo Ka kala yimid Dhamaan…

          Read More

            Xisbiga UCID oo talaabo Dimoqraadiyadda Somaliland iyo ta KULMIYE dhaawacaysa ku tilmaamay habkii loola dhaqmay Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

            Hargeysa 16, April 2012 (Qurbejoog.com)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa cambaareeyay habkii loola dhaqmay guddoomiye kuxigeenkii xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo shalay xoog lagaga saaray shirweynihii golaha Dhexe ee xisbigaas, xilkaga kagaga xayuubiyay. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray kusimaha guddoomiyaha UCID Mr. Aaden Jaamac Hoori, waxa uu…

            Read More

              Gaadiidleyda Hargeysa oo ka hadlay sicirka Shidaalka kor u kacay

              Hargeysa April 16,2012(SDN)-Gudoomiyayaasha Iskaashatada   Basaska Waaweyn ee caasimada Hargeysa Xuseen Axmed Maxamud  iyo Basaska yaryar ee iskaashatada Dal-mar C/raxmaan maxamed Cali, ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xafiiskooda waxa ay kaga   warameen  kor u kaca   sicirka shidaalka  oo ay sheegeen in uu  si   xad dhaaf ah  kor ugu kacay, waxaanay  ugu baaqeen Xukuumadda…

              Read More

                Xeer ilaaliyaha Guud muxuu ka yidhi dibu-dhaca maxkamadaynta saddexda Masuul ee musuqmaasuqa lagu eedeeyay?

                Hargeysa, 16, April 2012 (SDN)- Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Axmed Xasan Aadan ayaa sheegay inaan dacwad been abuur ah loo samayn masuuliyiin musuqmaasuq u xidhan oo saaka maxkamadda gobolka la horgeeyay, isla markaana waxa uu difaacay oo uu sababeeyay dibu-dhaca ku yimi maxkamadaynta masuuliyiintan. “Sharcigu wuxuu siinayaa xeer ilaalinta ama booliska baadhista wada…

                Read More

                  Nuxurka furitaanka dacwaddii saaka ee masuuliiyiinta loo haysto musuqa

                  Hargeysa, 16, April 2012 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa saaka si rasmi ah u furtay dacwada saddex masuul iyo laba qof oo kale oo u xidhnaa muddooyinkii u dambeeyay eedaymo musuqmaasuq. Dhamaan wadooyinka soo gala xarunta maxkamadda Gobolka ayaa saaka la dhoobay ciidamadda ammaanka, iyadoo dhamaanba laga xidhay gaadiidka iyo dadweynahaba, waxaana abaaro 8:30 AM…

                  Read More

                    Hargeysa: Masuuliyiin bil iyo maalmo eedaymo Musuqmaasuq u xidhnaa oo saaka Maxkamad la horgeeyay

                    Hargeysa , April 2012m (Qurbejoog.com)- Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa maanta gudo gashay dacwada saddex masuul oo muddo bil iyo maalmo ah u xidhnaa eedaymo musuqmaasuq oo la xidhiidha lunsiga raashin deeq ah. Saddexdan masuul oo kala ah; Guddoomiyihii gobolka Hargeysa Axmed Cumar Xaaji Cabdullaahi (Xamarje), Agaasimihii hore ee wasaaradda Dib-u-dejinta Axmed Cilmi iyo lataliyihii Madaxweyne…

                    Read More

                      Somalilaneey Kulmiye wa kaa

                      Hargeysa April 16,2012(SDN)-Xukuumada heysa talada dalka ayaa dad badani shalay kolkey arkeen habdhaqankii ay xilka iyo karaamadaba uga xayuubisay Kuxigeenkii 1aad ee Kulmiye Md Cabdiraxmaan Cabdiqaadir waxa u soo baxday in cida sharafta laga xayuubiyay ay tahay Qaranka Somaliland. Habdhaqankaasi ma aheyn mid xitaa Jebhaduhu ka suurtoobaan,waana xukuumada ta looga fadhiyo isku heynta iyo xafidaada…

                      Read More

                        Jabuuti oo lagu heysto in ay gacan ka siisay Iran in hub loo raro Siiriya

                        Jabuuti April 16,2012(SDN)-Saraakiisha dalka Jarmalka ayaa baadhaya Markab dalkooda laga leeyahay oo Hub Jabuuti uga rara dawlada cunaqabadeyntu saadhan tahay  ee Siiriya,sidaa waxa daabacay barta Internetka ee Der Spiegel. Sida la daabacay Markab ka diiwaan gashan Dalka Jarmalka oo la yidhaahdo the Atlanta Cruiser ayaa Hub ka soo raray Jabuuti deetana u jiheystay Siiriya. Markabka…

                        Read More

                          Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo la socday in xilka laga xayuubinayo,iyo talooyinka uu ka dhego adeygay

                          Hargeysa April 16,2012(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Xisbiga Kulmiye Md Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa intii lagu guddo jiray qaban qaabada shirweynaha xisbiga waxa loo jeediyay talooyin dhawra oo uu gidigood ku gacan seyray. Sida ay dhawr ruux oo ka mida xisbiga Kulmiye Somaliladiasporanews u xaqiijiyeen Md Cabdiraxmaan waxa loo bandhigay si xilka uu u sii hayo in…

                          Read More

                            VP Meets With Business Leaders in Hargeisa

                            Hargeisa (SDN)-The Vice President of the Republic of Somaliland Mr. Abdirahman Abdillahi Ismail “Saylici” took part in meetings today alongside the Minister of Business and Trade Mr. Abdirisaaz Khaliif with members of Somaliland’s business community which took place at the Mansur Hotel in the city of Hargeisa. Others present at the meeting include members of…

                            Read More

                              Xubno ka mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta gaadhay caasimadda Somalia

                              Muqdisho 15, April 2012 (Qurbejoog.com)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaadhay wefti ka socday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, gaar ahaan xubno ka tirsan waddamada Faransiiska iyo Jarmalka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray afhayeenka dawladdda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya Mr. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow), dalalkan waxa kala metelayay Mr Frederic Jung iyo Stephen Russell oo…

                              Read More

                                PM’s Bodyguards Arrested in Theatre Bombing Plot

                                Mogadishu (SDN)-Recent reports say that members of the Transitional Federal Government’s administrative security service arrested up to six individuals who are believed to be part of the security contingent for the office of the Prime Minister of the TFG Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. It is believed that these individuals were involved in the bombing that took…

                                Read More