Italian Envoy Discusses Theatre Bombing

    Mogadishu (SDN)-The Italian envoy to Somalia spoke to the press in Mogadishu today about the national theatre bombing that took place earlier this month. Italy’s envoy Andarei Marela told press at the conference that the Transitional Federal Government of Somalia has promised to investigate the bombing and identify those responsible. The investigation is still on-going….

    Read More

      International Officials Visit Abdirahman Abdiqadir

      Hargeisa (SDN)-Prominent members of international NGOs visited ailing veteran Abdirahman Abdiqadir Farah earlier today. Abdirahman Abdiqadir Farah was injured during the Kulmiye party annual general meeting where he was forcibly removed from the proceedings. This followed his unceremonious dismissal by President Siilaanyo from his position as deputy of the party. Sources present told SDN that…

      Read More

        Madax ka socota hay’ado Caalami ah oo booqday Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir intii aan daawayn dibadeed loo qaadin

        Hargeysa 17, April 2012 (Qurbejoog.com)- Xubno ka socday hay’addo Caalami ah, ayaa la sheegay inay gelinkii hore ee maanta gurigiisa ku booqdeen Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo jugi ka soo gaadhay markii doraad xooga lagaga saaray shirweynihii golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE oo xilkana lagaga qaaday. Siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com,…

        Read More

          Tartan Quraan akhris ah oo Maanta Hargeysa Lagu soo gunnaanadey

          Hargeysa April 17,2012(SDN)-Tartan Qur’aanka Kariimka ah ii mudaba u socday ardayda wax ka barata Madarasada Al ixsaan ayaa Maanta lagu soo gabo gabeeyay xarunta Madarasadaas ee Caasimada Hargaysa. Tartankan ayaa hablaha iyo Wiilashii ka qayb qaadanayay ay qolo kastaaba dhinaceeda u tartamayeen ,iyadoo ardaydii ku guulaysatay Kaalmaha hore oo ka koobnaa 13 arday oo wiilal…

          Read More

            Wasiirka Duulista Somaliland oo ka Warbixiyay Dib u bilowga Duulimaadyada Ethiopian Airlines

            Adis Ababa April 17,2012(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kulamo kala gedisan kula yeeshay Dalka Itoobiya oo uu socdaal ku joogo maalmihii u dambeeyay Wasiirka Hawlaha Guud ee Itoobiya, Maamulka shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya iyo safiirka dalka Britain u fadhiya Addis-ababa. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Duulista Hawada Somaliland soona…

            Read More

              Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo ka Warbixiyay Hawlgalo ay ciidamadu Hargeysa ka Fuliyeen

              Hargeysa April 17,2012(SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland C.laahi Fadal Iimaan ayaa Maanta cadeeyay in Ciidanka Boolisku ay gacanta ku dhigeen 750 Litir oo Khamri ah, Xadi ka mid ah Maandooriyaha Xashiishada, Gaadhigii Siday iyo laba eedaysane oo watay . Taliyaha Booliska oo Xafiiskiisa Warfidiyeenada kula hadlayay ayaa iftiimiyay in hawlgal ay Maanta fuliyeen Ciidanka, markii ay…

              Read More

                Guddida Xumaan Reebida iyo Wanaag Farista Somaliland oo Deeq Guddoonsiiyay Xarun Haweenka lagu Xanaaneeyo

                Hargeysa April 17,2012(SDN)-Gudida  Wanaag farista iyo Xumaan reebista, gaar ahaan qaybta dumarka  ayaa Maanta la gudoonsiiyay deeq dhar Xarunta lagu xanaaneeyo laguna daryeelo dadka Maskaxda ka xanuunsanaya ee Macruuf ee Caasimada Hargaysa . Wareejinta deeqdan waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka socday xafiiska Samo falka Madaxtooyada,Maamulka Macruuf iyo Marti sharaf kale . Munaasibadan oo lagu…

                Read More

                  Magaalada Burco oo lagu soo bandhigay Qorshe kor loogu qaadayo Fayo Dhawrka

                  Burco April 17,2012(SDN)-Kulan Balaadhan oo lagaga hadlayo sidii loo horumarin lahaa fayo dhawrka iyo Nadaafada Deegaanada Gobolka Togdheer,Muddada labada sanadood ah ee soo socda,ayaa maanta lagu qabtay Huteel Cigaal ee Magaalada Burco. Kulankan oo ay si wada jir ah isaga kaashadeen wasaarada Caafimaadka Somaliland ,Hay’ada UNICEF,iyo Hay’adaha Ka Howlgala Dhinaca Nadaafada,ayaa ujeedadiisu waxa ay la xidhiidhay…

                  Read More

                    Idaacaddii cusbayd ee Xukuumaddu ballan-qaaday oo agabkeedii dalka soo gaadhay

                    Berbera, 17, April 2012 (SDN)- Idaacadii cusbayd ee ay Xukuumadda Somaliland hore ugu ballan-qaaday inay dalka keenayso ayaa soo gaadhay dekedda magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hada shaaca ka qaadin keenista Idaacadaas, waxaana hore si is-daba jog ah ugu ballan-qaaday inay keenayaan Idaacadaas Wasiirradii kala dambeeyay ee soo maray Wasaaradda…

                    Read More

                      Suudaan oo beeenisay in ay duqeeysay ceelasha Shidaalka lagu muransan yahay

                      Khartuum April 17,2012(SDN)-Sudan  ayaa beenisay  in  ay duqeeyeen  ceelasha laga soo saaro patrol-ka  ee ay  qabsadeen ciidamda  Koonfurta Sudan. Xukuumadda Jubba ay dhinaceeda  waxay dusha ka saareen  masuuliyadda  wixii dhibaato ah ee soo gaadha goobaha shidaalka  laga soo saaro inay  leedahay dawlada Khartuum. Warku waxa uu intaas ku darayaa in Wax soo saarkii dhinaca  patrol-ka …

                      Read More

                        Meher Qiimo leh: Caydaruus Sh. Cumar iyo Suleekha Y. Aw Faarax oo Ka Qabsoomay Hargeysa

                        Dhammaanba Maamulka, Weriyayaasha, Qorayaasha iyo Hawlwadeenada Togaherer.com Waxa Ay Hambalyo U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Caydaruus Sheekh Cumar Macalin-Geedi & Suleekha Yuusuf Aw Faarax   Meher Wacan   Gudoomiyaha ururka Saxafiyiinnta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Gudoomiye ku xigeenka SOLJA Saleebaan Ibraahim Maxamed, Xoghayaha fulinta ee SOLNJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, Cali Jaamac Maxamed (Cali-Jamhuuriya),…

                        Read More

                          Proposed Disarmament in Puntland

                          Garoowe (SDN)-The head of Puntland’s parliament Abdirashiid Mahamed Hirsi spoke to journalists today in the City of Garoowe where he discussed disarmament. He asked residents of Puntland to voluntarily disarm once the constitution is ratified. Hirsi assured Puntlanders that in a democracy everyone is guaranteed the right to express themselves and citizens can rely on the government to…

                          Read More

                            Madaxwayne Ahmed Silaanyoow codka Shacabka ha ku waayin wuxuu shalay daahir Riyaale ku wayay

                            Shalay Daahir Rayaale waxa uu Codka Shacabka kuwaayey, waxa ugu waaweynaa Sharcigii ( Distoorka) aynu dhiganay oo uu ixtiraami waayey, Musuq-maasuq dalka ku baahaay, Shaqaale Dawladeed oo dayacmay , Kaabayaashii Dhaqaalaha oo gabi ahaanba baa’bay, Cadaaladii oo faraha ka baxday, Beeshii Caalamka oo aynu go’doon ka galnay, Xataa Dhismihii ugu muhiimsanaa Dalka oo ah Madaxtooyada…

                            Read More