Urur Siyaasadeedka Jamhuuriga oo shirweynihiisii ku qabtay Hargeysa
Hargeysa April 13,2012(SDN)-Urur Siyaasadeedka Jamhuuriga ayaa Noqday kii Tobanaad ee uu u Qabsoomo Shirweynihiisii 1-aad ee Rasmiga ah kaas oo Maanta ka furmay Huteelka Xaraf ee Caasimada Hargaysa . Shirweynahan oo mudo laba cisho ah socon doona waxaa ka qayb galay ergooyin ka kala yimid gobolada dalka,Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Qaranka, Mas’uul ka socday Gudida…
