Siiraya oo dabacsanaan muujisay iyo Ergeyga QM ee dalkaas oo sheegay in xabad joojin suurtogal tahay

    New York April 12,2012(SDN)-Ergeyga gaardhka ah ee QM iyo Jamaacada Carabta ee dalka Siiriya ayaa sheegay in uu dalwada Siiriya ka helay qoraal ay ku aqbaleen xabad joojin dalkaa ka hirgasha xili saacado uun iminka ay inaga xigaan. Xukuumada Siiriya ayaa qoraalkeeda ku xustay in gebi ahaanba ciidamadoodu xabad joojinta u hogaansamayaan. Siiriya ayaase sheegtay…

    Read More

      Hawgalkii Taariikhiga ahaa ee Birjeex Masuuliyiinta SNM lagula Baxay Dharaarta cad oo Hargeysa laga Xusay

      Hargeysa April 11,2012(SDN)-Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cali Yuusuf oo ay weheliyaan Wasiirada Wasaaradaha Warfaafinta Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale “Boobe”iyo Caafimaadka Dr Xuseen Maxamuud Maxamed ayaa Maanta ka qayb galay munaasibad loo sameeyay Geesiyadii ku suntanaa hawlgalkii Birjeex ee lagula baxay alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Askar oo ku astaysnaa…

      Read More

        Wakiilka Xafiiska Hay’ada Save the Children ee Somaliland ayaa Maanta deeq ku wareejiyay Hay’ado dhawr ah

        Hargeysa April 11,2012(SDN)-Wakiilka xafiiska Scf ee Somaliland Maxamud Maxamed Xasan ayaa Maanta Computero iyo agab kale oo xafiis ku wareejiyay Komiishanka Xuquuqul iinsaanka Qaranka,Xarunta Agoomaha ee Hargaysa iyo Xeer ilaalinta Guud. Wakiilka Xafiiska Hay’ada Save the Children ee Somaliland Maxamud Maxamed  oo ka hadlayay munaasibada Wareejinta agabkan kala duwan ayaa sheegay  in Qalabkani uu wax…

        Read More

          Shirweynihii 1-aad ee Urur siyaasadeedyada Xaqsoor,Dalsan,Badbaado iyo Nasiye ayaa Maanta ka furmay Magaalada Hargaysa

          Hargeysa April 11,2012(SDN)-Shirweynihii 1-aad ee Urur siyaasadeedyada Xaqsoor,Dalsan,Badbaado iyo Nasiye ayaa Maanta ka furmay Magaalada Hargaysa kuwaas oo qaarkood lagu doortay hogaanadooda rasmiga ah. Shirweynaha Urur siyaasadeedka Xaqsoor oo ka furmay huteelka Xaraf waxaa ka hadlay Gudoomiyaha ku meel gaadhka ee urur Siyaasadeedkaas Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir oo ka waramay ujeedooyinka ururkan ay u…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyaha ciidanka Booliska oo booqday dugsiga tabobarka Ciidamada ee Mandheera

            Mandheera April 11,2012(SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska C.laahi Fadal Iimaan iyo badhasaabka gobolka Saaxil Maxamud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa maanta kormeer ku tagay dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Mandheera, halkaasoo uu tababar uga socdo sadex boqol iyo afar iyo lixdan askari….

            Read More

              AP Interview: Somalia PM says fighters flee north

              MOGADISHU, Somalia  — Militant leaders and foot soldiers from the militant group al-Shabab are fleeing to hideouts in a mountainous region of northeastern Somalia after facing increasing military pressure around Somalia’s capital, the prime minister said in an interview Wednesday. The northern flight to the Galgala Mountains in the semiautonomous Somali region of Puntland comes…

              Read More

                Ciidanka Yemen oo dagaal ka dhacay gobolka Abyaan ku dilay dagaal-yahano Al-Qaacida ah oo ka yimi dalal ay Soomaaliya ku jirto

                Sanca 11, April 2012 (Qurbejoog.com/Bloomberg)- Ciidanka dalka Yemen ayaa Arbacada maanta dilay 10 qof oo looga shakisan yahay maleeshiyaadka Al-Qaacida. Siday ku warantay wakaalada Bloomberg, maleeshiyaadkaas waxa lagu dilay dagaalo maalintii saddexaad ka socda magaalada dhinaca Koonfureed ee Lawdar ee gobolka Abyan, siday sheegtay wasaaradda Difaaca ee dalka Yemen. Dagaal-yahano ajaanib ah oo ka yimi…

                Read More

                Tababaraha Xulka Q!aranka Ciraaq Zico Maxaa u Qarsoon?

                Baqdaad-Wed-11-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jeex-jeexeynaa halyeygii reer brazil berisamaadkii ZICO oo haatan Tababare u ah xulka qaranka ee Ciraaq dhawr kale oo wadana ka soo noqdey. Haddaba carqaladda weyn ee hor taagan Tababare Zico sida uu ugu soo bixi lahaa koobka kubadda cagta Aduunka ee lagu qaban doono Caasimadda dalka Brazil Sanadka 2014,taas oo…

                Read More

                  Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Somaliland oo ka halay habka loo bixiyo deeqaha, siyaasadda dawladda iyo shirkad gaar ah oo gal-xisaabeed dibadda uga furatay

                  Hargeysa 11, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Qorshaynta iyo horumarinta Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa markii u horaysay ka hadlay gal-xisaabeed la sheegay in shirkad gaar loo leeyahay oo la yidhaahdo SDC u furatay deeqaha la siiyo Somaliland. Wasiirka oo warsaxaafadeed ka soosaaray Hargeysa, waxa uu faahfaahin ka bixiyay habka loo bixiyo deeqaha horumarineed ee…

                  Read More

                    Hoolka qaliinka Cusbitaalka Hargeysa oo lagu wareejiyay Ajinabi iyo Shaqaalaha oo cabasho ka muujiyay

                    Hargeysa, 11, April 2012 (SDN)- Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa ayaa maalmihii u dambeeyay waxa ka taagan xaalad cakiran oo la xidhiidha hawl maalmeedka dhakhaatiirta iyo shaqaalaha Cusbitaalka. Todobaadkii hore ayay qaar ka mid ah dhakhaartiirta ka hawlgala Cusbitaalka Guud cabasho ka muujiyeen, ka dib markii sida ay sheegeen agaasimaha guud ee Cusbitaalku ka xidhatay…

                    Read More

                      Golaha Guurtida oo fasax galay xilli ay dhamaatay muddo xilleedkii Goleyaasha Deegaanku

                      Hargeysa, 11, April 2012 (SDN)- Goleyaasha Deegaanka ee Somaliland ayaa muddo-xilleedkii ay hore ugu kordhiyeen Golaha Guurtidu dhamaaday, kaasoo ku ekaa 7-dii bishan April, iyadoo Golaha Guurtiduna uu isla maalintaas fasax dheer galay. Sharciyada muddo-xilleedka Goleyaasha Deegaanka ayaa sannado badan dhaafay waqtigii sharcigu siiyay, isla markaana ay kordhintooda sababayeen duruufo kala duwan oo dalku soo…

                      Read More

                        Muxuu Ogyahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee aaney Somaliland iyo Soomaaliyaba ogeyn?

                        Ottawa April 10,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland ayaa Intii uu xilka la wareegay waxa uu si aan leex leexad laheyn maalinba maalinta ka danbeysa ugu sii dhiiranayay “wadahadal”dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya. Suaashuse waxa ay tahay maxaa isbedelay oo soo dedejiyay isbedelkan furfuray haykalkii dawladeed ee dalku mudada dheer ku soo dhabar jabay dhisidiisa? Waxa qudha ee isbedelay waxa…

                        Read More

                          Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Kaluumeysiga Somaliland oo xilkii la wareegay

                          Hargeysa April 10,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee JSl Mudane Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyey Agaasimahii guud ee  hore ee Wasaarada iyo Agaasimaha  guud ee dhowaan loo magacaabay. munaasabadda oo ka dhacday Hotel Summer-Time waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano, Salaadiin iyo…

                          Read More

                            Shirweynihii 1aad ee Ururka UDHIS oo Hargeysa ka Furmay

                            Hargeysa April 10,20129SDN)- Shirweynihii 1-aad ee Urur Siyaasadeedka Udhis oo socon doona mudo laba cisho ah ayaa ka furmay huteelka Crown ee Caasimada Hargaysa. Shirweynahan 1aad ee Ururka Udhis waxaa furitaankiisii ka qaybgalay ergooyinka ka qayb qaadanaya mudada uu socdo ee laamaha Gobolada iyo degmooyinka dalka,,Xubin ka Tirsan Gudida Diiwaangelinta ururada siyaasada iyo ansixinta Xisbiyada Qaranka,…

                            Read More

                              Shirwenihii 1aad ee Ururka Rays oo maanta Hargeysa ka furmay

                              Hargeysa April 10,2012(SDN)-Shirweynihii 1-aad ee Urur Siyaasadeedka Rays ayaa Maanta si rasmi ah uga furmay Huteelka Xaraf ee Caasimada Hargaysa isla markaana lagu doortay Hogaanka Urur siyaasadeedka Rays. Waxaa Shirweynahan ka qayb galay ergooyin ka kala yimid gobolada iyo degmooyinka dalka, Mas’uul ka socday Gudida Diiwaangelinta ururada siyaasada iyo ansixinta Xisbiyada Qaranka, Xildhibaano ka tirsan…

                              Read More

                                Urur Siyaasadeedka NDP oo shaaciyay xiliga Shirweynahooda

                                Hargeysa April10,2012(SDN)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Nabada,Dimuquraadiyada iyo Barwaaqada ee Somaliland Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa Maanta ku dhawaaqday inay 14 bishan qaban doonaan Shirweynahoodii 1aad. Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka NDB oo u waramaysay Saxaafada ayaa u mahadcelisay dhamaanba ummada reer Somaliland gaar ahaan haween weynaha oo kaalin firfircoon ka qaatay hawl galada urur siyaasadeedka Nabada,Dimuquraadiyada iyo Barwaaqada…

                                Read More