Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga ah oo Somaliland ku canaantay dhacdadii Xisbiga KULMIYE kula kacay Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

    Hargeysa 01, May 2012 (Qurbejoog.com)- Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga ah ee Somaliland ka taageera dhinaca taabogelinta Dimoqraadiyadda, ayaa muujiyay siday uga xun yihiin falkii dhowaan xisbiga talada haya ee Kulmiye oo xukuumadda kaashanayaa kula kacay Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo ahaa guddoomiye kuxigeenka 2aad ee xisbigaas. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan ay guddiga Qaadhaan-bixiyeyaasha masuulka ka…

    Read More

      Ciidamadda ammaanka oo Xabsiga dhigay Guddoomiyeyaasha Ururrada NDB iyo JAMHUURIGA

      Hargeysa, 01, May 2012 (SDN)- Ciidamada ammaanka ee Hargeysa ayaa waaberigii saaka xabsiga u taxaabay masuuliyiinta Ururrada JAMHUURIGA Axmed Sandoon Xasan iyo NDB Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo xubno kale oo ka tirsan Ururradaas, kuwaasoo ay ka mid yihiin Axmed Cali Dable iyo Odowaa oo ka tirsan ururka JAMHUURIGA. Masuuliyiintan ayaa xadhigoodu ka dambeeyay…

      Read More

      Man City oo 1-0 Ugu Awood Sheegatey Man United

      London April-30-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa ciyaartii xiisaha badned ee dhexmartey Man City iyo Man United kana tirsaneyd horyaalka ka socda cariga Ingiriiska Premier Leage. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u farabadan iyo taageerayaasha waraabowga qaba ee labda dhinac waxa kale oo xusid mudan xiddigihii caanka ku…

      Read More