Masar oo ka hadashay Aragtideeda Meeqaamka ay Somaliland kaga Qaybgalayso Shirka Turkiga

    Qaahira 31, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Masar ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay shirka maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkey, meeqaamka Somaliland iyo Puntland lagu casuumay iyo weliba codsi lagaga dalbaday in Masar ay Soomaaliya u dirto ciidamo nabadda ilaaliyeyaal ah. Kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda ee Masar u qaabilsan Afrika…

    Read More

      ISTANBUL: Leader touts Somalia’s potential

      ISTANBUL — Somalia’s prime minister said Thursday that his country has more to offer than pirates, militants and images of the hungry, and that Somalis can even teach the world a thing or two about resilience. Abdiweli Mohamed Ali delivered his hopeful vision at a conference in Istanbul, where hundreds of Somali and international delegates…

      Read More

        Facts, figures and major problems of Somalia

        Somalia, officially the Somali Republic, lies on the east coast of Africa, with Ethiopia to its northwest, Kenya to its west and a short frontier with Dijibouti in the northwest. Mogadishu is the country’s capital and the national language is Somali, but Arabic is also in official use. English and Italian are widely spoken. The…

        Read More

          Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo digniin iyo wargelin muhiim ah u dirtay dadweynaha

          Hargeysa 31, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa markii u horeysay si caam ah muwaadiniinta ugaga digtay halista ka dhalanaysa cabida Sigaarka iyo Buuriga. Sida lagu sheegay wargelin qoraal ah oo dadweynaha loo mariyay Telefoonada gacanta (Mobile-lada) ay sitaan ee shirkadda ugu wayn Isgaadhsiinta ee Telesom, wasaaradda Caafimaadka Somaliland waxay digniintan ku beegtay maalinta…

          Read More

            Siraha Qarsoon ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Wejiga Dhabta ah ee Wasiir Cabdicasiis Samaale! Qaybta 3aad: Qalinka Akhristaha

            Qaybta Saddexaad: Qalinka Akhristaha Soo jeedin:- Waxaan u soo jeedinayana dhamaan culimada , aqoonyahanada , madaxada dalka ee kale duwan inay arrintaa wax ka qabtaan  oo wax walba loo maro sifihii sharciga ahaa, dadku waxay leeyhiin hay’adii shaqaalahii dawladda ayaan jirinba oo qabsanayn shaqadeedii iyo hanta dhawrkii guudba yuu la xisaabtami ma cidaan ahaynba shaqaale…

            Read More

              Siraha Qarsoon ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Wejiga Dhabta ah ee Wasiir Cabdicasiis Samaale! qaybtii 2aad

              Sidoo kalena MR. Khadar INDHALEEB oo  hayb wadaagaan isla markaan abtii u ah wasiirka wasaaradda maaliyadda looga dhigay gunoo lacag dhan 1,500$ sidoo kalena la siiyo markasta oo uu baxo SAFAR DHAGAREEDKIISA UJEEDEYSAN habeen dhaxyo  iyo mushaharkiisii iyo waliba gunadiisaba, shaqaalaha cashuuraha beriga’\kastamka  kala bedela oo qaar isaga u shaqeeyana  siday ku odhanayaan dadka xogogaalka…

              Read More

                Siraha Qarsoon ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Wejiga Dhabta ah ee Wasiir Cabdicasiis Samaale!

                Waxaan baadhis iyo daba-gal ku sameeyey si mutadawcnimo ah habka shaqo socodsiinta iyo nimaadka shaqo ee wasaaradda maaliyadda oo ah wasaaradda ugu muhiimsan jamhuuriyadda Somaliland, taas oo hagaajinteeda iyo hagaajin la’aanteedu ay saamayn xoog ah ku leedahay  dalka oo dhan, in kasta oo aan si xeel-dheer isugu dayay in aan la kulmo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda…

                Read More

                  Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka)

                  Qormadii: 7aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale     cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar xataa dhaqanka macawis-xidhashada wuu lahaa. Waxaan garanayaa ama arkayba isaga oo Hargeysa jooga oo suuqa macawis ku tallaabsanaya, koodhna xidhan oo weliba kombiyuutarkiina degta ku sita. Waxaan garanayaa maalin uu intaa xidhnaa oo ay xaaskiisa Aamina wada socdeen oo ay agabkan hadyadaha…

                  Read More

                    Raysal Wasaaraha Jabuuti oo Madaarka dalkaas ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland

                    Jabuuti. 31, May 2012 (SDN)- Raysal Wasaaraha Dalka Jabuuti Dillayte Maxamed Dillayte, Wasiirro reer Jabuuti ah iyo masuuliyiin kale ayaa saaka si diiran ugu soo dhaweeyay madaarka dalka Jabuuti ku qaabilay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin sadex Wasiir iyo Xildhibaan. Weftiga Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland…

                    Read More

                      Maalinta Joojinta Sigaarka oo Hargeysa laga xusay

                      Hargeysa, 31, May 2012 (SDN)- Xuska maalinta joojinta Sigaarka oo si caalami ah loogu asteeyay 31-ka May sannad kasta ayaa maanta laga xusay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. xuskan oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Caafimaadka, Hay’ada Health Poverty Action iyo WHO ayaa waxa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, waxaana munaasiabadaas ka qaybagalay masuuliyiin ka…

                      Read More

                        Ciidamada Denmark ayaa Xabsiga Dhigay Laba Wiil oo Soomaali ah

                        Copenhegan May 31,2012(SDN)-Ciidamada Amaanka ee dalka Denmark ayaa gacanta ku dhigay laba wiil oo soomaali ah oo lagu tuhmay in ay maleegayaan weeraro argegixiso. Labada Wiil ka roon ayaa ciidamadu ka qabteen gegida duyuuradaha maalinimadii Isniinta. Halka ka kalena laga qabtay magaalada Aarhus oo uu mudaba ku noolaa. Maalinimadii shalay ayaa labada wiilba maxkamad la…

                        Read More

                          Shabaabka oo la Sheegay in ay Qorsheynayaan in ay Reer Galbeedka Weeraraan

                          Amsterdam May 31,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalama ayaa qorsheynayaa in weeraro ka geystaan dalal ka mida qaarada Yurub iyo Mareykanka,sida uu Iddaacada dalka Holland u sheegay taliye hore oo ciidamada dalkaa ka tirsanaa. Taliyahani waxa uu sheegay in kooxda Al Shabaab ay haatan maleegeyso weeraro loo qorsheeyay dalalka  Mareykanka,Holland iyo Britain. Talyahan Hore ayaa sheegay…

                          Read More

                            BOQORKII BULOODAY! – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

                            Sida sheekooyinkeena dhaqanku tilmaamaan, habardugaagag boqorkooda waa libaaxa. Libaaxa waxa loo boqray wuxu leeyahay tilmaamu u gaar ah oo uu kaga mudnaaday habar dugaaga intiisa kale, sida awood, geesinmo, garasho, iyo dulqaad. Waa tilmaamaha hogaanka wanaagsan ee aan dad iyo duunyadu ku kala baydhin. In kasta oo uu awood badan leeyahay, boqorka habardugaagu waa noole….

                            Read More

                              Mubarak’s sons to be tried for insider trading

                              CAIRO – Hosni Mubarak‘s two sons were charged Wednesday with insider trading and referred to trial before a criminal court. A statement by the prosecutor-general’s office carried on the official state news agency said the two, along with seven others, made millions of pounds in illicit gains from the sale of a bank. Mubarak and…

                              Read More

                                Roadside bomb in Somalia’s Puntland kills 6

                                MOGADISHU — At least six people, including three civilians, were killed Wednesday in northern Somalia’s Puntland region when a roadside bomb exploded as security forces tried to defuse it. “Three members of the security forces and three civilians were killed in the explosion,” said security official Mahdi Abdulahi. The blast occurred in the northern part…

                                Read More

                                  Somali farmers rejoice at end of militant tax

                                  AFGOYE, Somalia — The farmers in Afgoye, a town on the outskirts of Mogadishu long controlled by Islamist militants, didn’t even wait to clear away the bullet casings from last week’s battles before filling up trucks with produce to drive into the capital. Farmers here are rejoicing at the taking of Afgoye by African Union…

                                  Read More

                                    Maxaa wasiir Xaabsade ka reebay weftigii Xukuumadda Somaliland u dirtay ka qaybgalka shirka Somalia ee ka furmaya Istanbul?

                                    Hargeysa 30, May 2012 (Qurbejoog.com)- Dawladda dalka Turkiga, ayaa diiday in weftiga Somaliland ka socda ee Istanbul kaga qaybgalay shirka Somalia, ay wadankeeda ku galaan baasaboorka Somaliland. Weftiga oo shalay ka dhoofay madaarka Berbera, waxa ka hadhay wasiirka Hawlaha Guud Mr. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa guddi afar wasiir ah oo Madaxweyne Siilaanyo…

                                    Read More

                                      Nuxurka go’aan ay wasaaradda Caddaalada Somaliland dhaqan-gelisay

                                      Hargeysa 30, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Caddaalada Somaliland Mr. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa soo saaray qoraal la xidhiidha fulinta go’aan ka soo baxay guddiga Caddaalada. Qoraalkan oo wasiirku maanta soosaaray, waxa uu ujeedadiisu la xidhiidhaa bedelk garsoore, aqbalaada shaqo-ka-tagis, iyo magacaabis. Qoraalkan wasiirka waxa lagu sheegay in wasaarada Caddaalada oo cuskanaysa qodobka 106-aad ee Distoorka…

                                      Read More

                                        Beeraleyda Afgooye oo UMISOM oo laga dulqaaday Canshuur Xad-dhaaf aheyd oo Shabaabku Dul Dhigay

                                        May 30,2012(SDN)-Beeraleyda degmada Afgooye ee duleedka Muqdisho ayaa maalmihii u danbeeyay waxa ay faraxad ku soo dhaweeyeen qabsashadii degmada Afgooye ee AMISOM. Afgooye waxa dhawr sanadood gacanta ku hayay kooxda Al Shabaab oo dhibaatooyin kala duwan ku hayay dadka degaanka. Afgooye ayaa nabad aheyd balse beeraleyda degmada ayaa sheegay in ay hoos u dhac dhaqaale…

                                        Read More