Soomaaliya oo ku howlan in ay hesho dhaqaalaha dowladda uga xayiran wadamada dibadda

    Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Dowladda Soomaaliya ayaa ka shaqeyneysa qoshe ay dib ugu soo ceshaneyso dhaqaalaha ku xayiran Wamada iyo hay’addaha shisheeye tan iyo 1991dii markaasi oo ay burburtay dowladiii dhexe ee Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhigaya Kenya Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa u sheegay wargeyska Nation in aysan jiri doonin hanti dowladda Soomaaliyeed…

    Read More

      Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo beeniyay in Soomaalida lagu qasbayo in ay dib u laabtaan

      Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo lahadley warbaahinta ayaa beeniyay in dadka Soomaalida ee mudooyinkan danbe gaarayey dalka soomaaliya in qasab looga soo saaray dalka Kenya. Maxamed Cali Ameriko ayaa intaa ku darey hadalkiisa in Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ay kala hadashay Dowlada Kenya arinta…

      Read More

        Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo kulan la yeeshay Wasiirka Britain u qaabilsan Afrika

        Hargaysa 04.Jan (SDN) Wasiirka dawladda Britain u qaabilsan Afrika Mr Mark Simmonds, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay isla markaana ay kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo socdaal shaqo ku jooga Ingiriiska. Sida lagu Sheegay War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Wuxuu Wasiirka Arrimaha dibadda…

        Read More

          Maamulka iyo dadka reer Hiiraan oo ka arinsaday sidii howsha Isbitalka Magaalada Baladweyne ay ku sii socon laheyd

          Baladweyne Jan 04 2013 (SDN)— Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha ,Waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Beledwayne ee xarumta gobolba Hiiraan iyo sodoo kale maamulka magaalada baladweyne ayaa waxa uu ka dhacay halkaasi. Waxaana uu kulankaasi ku saabsanaa sidii uusan u xarmi lahayn isbitaalka magaalada Beledwayne oo ay dhawaan isaga baxaday…

          Read More

            MSF oo mar kale sheegtay in xaalada qaxootiga Soomaalida ah ee Kenya ay ka dareyso hadii qul-qulka uu sii socdo

            Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Hay’adda gar-gaarka caalamiga ah ee MSF ayaa sheegtay in caafimaadka kumanaan qaxooti Soomaali ay Qatar gali karto hadii magaalooyin laga soo kaxeeya Magaalooyinka, islamarkaana lagu qasbo in iska xaadiriyaan Xiryaha qaxootiyad ee Kenya. Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduuda la heyn MSF ayaa ku sheegtay war ay soo saaratay in qaxootiga ku…

            Read More

              Hugo Chavez, Madaxweynaha Venezuela oo oo xaaladiisa laga deyrinayo

              Caracas Jan 04 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Venezuela Hugo Chavez, ayaa lugu soo warmayaa in xaaladiisa caafimaad ay ka sii dareyso kaddib markii qaliin looga daaweynayay Kansar loogu sameeyay dalka Cuba. Wasiirka Warfaafinta dowladda Venezuela Ernesto Villegas oo ku sugan Magaalada Caracas  ayaa u sheegay warfidiyeenka in Madaxweynaha xaaladiisa aysan wanaagsaneyn waxana uu tilmaamay in…

              Read More

                Heague iyo Fowsiyo Yuusuf oo isku raacay in Ingiriiska lagu qabto shir looga hadlayo Isbadalada Somaliya

                London Jan 03 2013 (SDN)- Wasiirada Arimaha Dibadda Soomaaliya iyo Ingiriiska ayaa waxa ay kulan ku yeesheen Magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Wiliam Heague Wasiirka Arrimaha Dibadda Ingiriiska iyo Dhigiisa Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa kawada hadlay arrimo badan oo ku aadan xiriirka labad dal, waxaana uu Mr. Heague sheegay in uu aad…

                Read More

                  Komishanka doorashooyinku wuxuu muujiyey maamulxumo baahdey oo ay ka marag kacayaan go’aannada aan laga fiirsan ee ay ka soo saarayeen natiijooyinkii doorashada, Khudbadii Gudoomiye Cirro ka jeediyay Dabaal dega Xisbiga Wadani ka akhri halkan

                  Hargaysa 03.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani isla markaana ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa waxa uu maanta ka jeediyay Dabaal dega Xisbigiisu ku weynaynayay ka Mid noqoshada Sadexda Xisbi qaran ee dalku Yeeshay Mudada Tobanka Sano ah ee soo Socda. Hadaba Waxaan halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Khudbadii Uu…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, faah faahina ka bixiyay booqashii uu ku tagay Sudan

                    Muqdisho Jan 03 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ku soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xasan Sheekh oo ka soo laabtay wadanka Sudan ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno kale oo kale oo ka tirsan dowlada. Wuxuu…

                    Read More

                    Nigeria oo Soo Gabgabeysey Riyadii Johan Cruf (Nigeria 1 Catanluya 1)

                    Jan-03-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxeynu maanta ku jaleeceynaa xiddigii reer Holland ee barisamaadkii (Johan Cruf) oo riyadiisii huleeshey. Haddaba wax badan ayaan maqaaladeydii hore uga soo qaatey Cruf taariikhdiisii laacibnimo iyo tababarnimo,wuxuu qarka u saaranyahay inuu gabiahaanba inuu  ka dhexbaxo ciyaaraha xanuunu dartiis. Saaxiibayaal 65-an jirkan ayaa u horseedey naadiga weyn ee Barcelone ciyaarta casrigan ama…

                    Read More