Ra’iisal wasaarihii Dalka Jabuuti oo iscasilay iyo Ismaciil Cumar Geele oo ka Aqbalay
Jabuuti-31-March-2013{Somalidaisporanews} Wararka naga soo gaaraya magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw uu istiqaaladiisa shaqo katagista ah uu ugudbiyey madaxweynaha ra’iisalwasaarihii dalkaasi. Dileyte Maxamed Dileyte ayaa sheegay in isagoo caafimaad qaba oo dhibaato kale la kulmin uu shaqada iska casilay waxaana si niyad wanaag ah uga aqbalay shaqo katagistaasi Ismaaciil…
