Madaxweynaha Soomaaliya oo Cafis u fidiyay Burcad-badeeda Toobad keenka ah
Muqdisho March 01,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaaliaya ayaa sheegay in uu u fidinayo Burcad badeeda Soomaalida ee dooneysa in ay joojiso Burcadnimada Cafis guud. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa AFP u sheegay in uu damacsan yahay in uu u abuuro ilo kale oo dhaqaale dhalinta ka qawleysata badaha Soomaaliya. “waxaanu gorgortan dalban kula jiray Burcad-badeeda inagoo u mareyna…
