OGEYSIIS: DHAMAAN BEESHA CIIDAGALE WEYNE EE UK
Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Beesha Ciidagale inay kasoo qayb galaan shirweynaha beesha, kaas oo ka dhici doona Magaalada london Wadanka Ingiriiska. Halkaas oo beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guud ahaan, haday noqoto dalkan Ingiriiska,Somaliland iyo Kililka shanaad ee dawlad degaanka Somalida. Sidii aynu uga wada shaqeeyn laheeyn horumarinta degaamada Beeshu degto, korna loogu qaadi lahaa…
