Suxufi Waayo arag ahaa,Hal Hays Dhaxal Gashayna laga Qoray oo Hargaysa ku Geeriyooday iyo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Tacsi u diray
Hargaysa 19.April {SDN} Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxeynaha Jamhuurayadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Saxaafada JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, WELI XAAJI CAYNABO oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Isla markaana Maanta lagu aasay….
