Qaraxyo Ruxay magaalada Boston ee dalka Mareykanka iyo Obama oo canbaareeyay
Boston April 16,2013(SDN)-Qaraxyo isdaba joog ah ayaa shalay ruxay goob ku taal magaalada Boston ee cariga oo ay ku baratamayeen kumanaan ruux oo dunida dacaladeeda isaha yimi. Qaraxan oo dhacay xili ay tartamayaan badani soo gaareen halkii gunaanadka Barantanka. Qarax waxa ku geeriyoodry ilaa iyo haatan ilaa sadex ruux halka dhaawucu uu boqol kor u…
