Madaxweynahayaasha Somalia iyo Somaliland oo faah faahin ka bixiyay kulankii Ankara ay ku yeesheen

    Ankara Apr 14 2013 (SDN)–  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa faah-faahin ka kala bixiyay wadahadalada udhaxeeya maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dadka ay yihiin dad walaalo ah balse arimaha lagawada hadlay aysan aheyn kaliya siyaasad balse ay kawada hadleen arimaha dhaqaalaha iyo…

    Read More

      Warmurtiyeed laga soo saaray Kulankii Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland

      Ankara April 14 2013 (SDN)— Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa kulankii ay ku yeesheen Magaalada Ankara kaddib waxa ay soo saareen Warmutiyeed ay ku qoranyihiin waxyaabihii diirada ay saareen. Wada hadaladan ayaa waxaa garwadeen ka ahaa dowladda Turkey oo dalkeeda lagu qatay kulanka. Hada Aqriso Warmurtiyeedkii Kulanka Xasan Sheekh iyo Siilaanyo Ka…

      Read More

        Hargeysa: Wararkii u dambeeyay ee hirdanka Maayarnimada iyo go’aamada lagu kala seexday

        Hargeysa April, 13 2013 (SDN)- Saddexdii maalmood ee u dambeeyay waxa Hargeysa si xoogle uga socday loolanka loogu jiro maayarnimada magaalada, iyadoo xubno dhawr ahi ay u ordayaan xilkaas. Kadib markii todobaadkii hore Hargeysa lagu aasay maayarkii Hargeysa marxuum Yuusuf Warsame Siciid oo la doortay dhawr bilood kahor, kaasoo 7-dii bishan xanuun uu muddo la…

        Read More

          Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Maamulka Degmada berbera oo Kormeer ku maraya Deegaamo Gobolka Saaxil ah

          Berbera 13.April (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi oo ay Weheliyaan Maamulka iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa maanta Kormeer hawleed ugu Kicitimay Deegaano ka tirsan Gobolka Saaxil. Weftiga Gudoomiyaha Ayaa la  Sheegay in Safarkoodani  uu ku qotomo Xog ogaal u noqoshada Xaalada dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaamada dhinaca Xeebta ee…

          Read More

            War Murtiyeed ka soo baxay Gunaanadka Shirkii Somaliland iyo Somalia iyo Qodobada ka soo uu Xambaarsanaa

            Ankara 13.April (SDN)  Xarunta Madaxtooyada ee Wadanka Turkiga oo uu ka socday Shirkii laba Geesoodka ahaa ee u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ayaa laga soo saaray War Murtiyeed Nuxurkiisu yahay Sii Xoojinta iyo sii Wadida Wada hadalada labada dal. War Murtiyeedkan oo ay si rasmi ah u kala saxeexdeen Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr…

            Read More

              Turkey seeks dialogue between Somalia and autonomous region

              Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu met with Somali President Hassan Sheikh Mohamud and President of the autonomous region of Somaliland Ahmed Mahamoud Silanyo in the second round of talks mediated by Turkey in capital Ankara. Davutoglu gathered with Somali President Mohamud before the two joined Somaliland President Silanyo in a trilateral meeting, which was held…

              Read More

                Wada hadalkii Turkiga oo Maraya Marxalad Gabo gabo ah iyo Qodobada la isku Mari Waayay

                Turkish 13.April (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta kulan fool-ka fool ah,Waxay Markii  u horaysay   ku yeesheen xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga, iyagoo ka wada Xaajoonaya Xidhiidhka labada dal ee mustaqbalkooda. Shirkan oo ay marti-gelisay dawladda Turkigu waxa shirka labada madaxweyne goob joog…

                Read More

                  Warsaxaafadeed Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo la kulmay madaxweynaha dalka Burundi

                  Bujumbura, April 13, 2013(SDN)-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza waxayna labada mas’uul ka wada hadleen arrimaha iskaashiga labada wadan, gaar ahaana amniga, dhaqaalaha iyo horumarka. Kulankan ayaa qeyb ka ah socdaalkii xoojinta xiriirra wadamada dariska ee ay ciidamada nabad illaalintu ka joogaan dalka Soomaaliya. Wuxuu si…

                  Read More

                    Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo Xog Waran ka Dhagaystay Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista

                    Hargasya 13.April  (SDN)  Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta xaruntooda  ku dhegaystay warbixin kooban oo ku saabsan waxkaqabashada  aflagaadada lagula kaco diinteena suuban  iyo codsiyo kale oo ay soo gudbiyen Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee dalka JSL. Waxaa warbixintaas  golaha hortiisa ka soo jeediyey G/xigeenka gudida wanaag farista Sheekh Cawl…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta Hargaysa ku Qabtay Barnaamij ku saabsan wada tashi la xidhiidha arimaha deegaanka ee Heer Qaran

                      Hargasya 13.April  (SDN)  Kullankan oo ay ka soo qaybgaleen ardayda Jaamacada Hargaysa , hay’adaaha ka hawlgala arimaha deegaanka, wasaarada degaanka , Gudoomiyaha hay’ada ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah ee Nerad iyo xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland. Hadal uu kulankaas ka jeediyay Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye Ku Xigeenka labaad ee Golahaasi Dr….

                      Read More

                        Wada Hadalka Somaaliland Iyo Somaaliya (GARNAQSI) Qalinka Xassan Cumar Hoorri

                        Hargaysa 13.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa u Kicitimay dalka Turkiga si loo sii ambaqaado wada-hadaladii Somaaliland iyo Somaaliya oo hakad galay tan iyo intii laga soo dhisayay xukuumadda Somaaliya. Wada hadalku waxaa uu ka soo curtay shirkii Lancaster House, London kasoo markii ugu horraysay, muddo 20 sannadood ah, u…

                        Read More

                          PM hails IMF recognition of Somali government as milestone towards economic recovery

                          His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said the International Monetary Fund’s decision to recognise the Somali government after a break of 22 years is “a major milestone in the country’s long road to economic recovery”. On Friday the IMF recognised the federal government of Somalia, paving the way for the resumption of technical assistance,…

                          Read More

                            IMF Oo 22-sano Kaddib Si Rasmi ah u Aqoonsatay dowladda Soomaaliya

                            London April 13 2013 (SDN)– Hay’adda Lacagta aduunka ee IMF ayaa markii ugu horeysay mudo 22-sano kadib oo dalka dagaalo iyo fowdo ku soo jiray aqoonsatay Xukuumada Soomaaliya. Aqoonsigaan hay’ada Lacagta aduunka ay siisay Soomaaliya ayaa sahlaya in hay’ada Lacagta aduunka taageero farsamo iyo mid siyaasadba ay u fidiso dowlada Soomaaliya oo haatan doonaysa inay…

                            Read More