Shirka Looga Hadlayo Arimaha Garsoorka Dalka Oo Maalintii Labaad Muqdisho Ka Socda
Muqdisho April 02 2013 (SDN)— Shirka looga hadlayo arimaha dib u eegista garsoorka dalka ayaa wuxuu ka socdaa Magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad uu galay shirka. Ergada ka qeybgalaysa shirka ayaa ku sugan madasha uu ka socda Shirkaasi ee Hoteel Jazeera ee Magaalada Muqdisho. Maanta waxaa ka qeybgalaya shirka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
