Puntland: Saddex Idaacaddood oo shaqadooda baahineed la mamnuucay
Garowe April, 3, 2013 (SDN)- Maamul-gobolleedka Puntland ayaa maanta soosaaray go’aan uu ku joojinayo shaqada baahineed ee saddex idaacaddood oo ka hawlgala degaamada maamulkaas ee Waqooyi-bari Soomaaliya. Sida lagu sheegay go’aan uu Arbacadda maanta soosaaray maamulka Garoowe, waxa la mamnuucay hawsha baahineed ee idaacaddaha Radio Daljir, Codka Nabadda iyo Radio Nation oo ah kuwo gaar…
