Kulanka uu Gudomiya xisbiga ucid Eng faysal ali waraabe uu la yeeshay M.weynaha Somalia iyo W arima dibada waxba yaanay ka xanxantoon xisbiga kulmiye iyo xukumaadu +wasiirka warfaafinta midh baan leeyhy midhna waxaa leyhy xisbiga kulmiye!!!!!!

     (Kampala) Xisbiga cadaalada iyo daryeelka  waxa uu taagan yahay badbaadda iyo horumarka  qaranka Somaliland waxaanu dalka  ka so saaray maraaxil badan oo dalka iyo dadka Somaliland uu dana,shacabka reer somailaland bari ilaa galbeed waa og yihiin ,guddomiyaha xisbiga ucid Eng faysal ali warabana cid walba waa uga laxejeclo badan yhy qaranka Somaliland maantana waxa uu…

    Read More

      Maanso Cusub Oo La Magac Baxday (DURBAAN), Oo Jawaab U Ah Deellaydii Uu Furay Wasiir Xirsi

      Garyaqaan abwaan Xamse Dubad Cabdilahi oo ka mida ardayda Somaliland ee dhallinyaradda ah ee wax ka barata dalka Uganda kana diyaariya shahaadda sare ee Masterta ayaa ku soo biiray, kana jawaabay deellaydii uu furay Wasiirka Madaxtooyada ee Xirsi, Waxaanu kaga qayb qaadanayaa maanso cusub oo halku dhigeedu yahay DURBAAN, waxaanu ku bilaabay sidatan. Dunta gabay…

      Read More

        Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ku sugan Magaalada Addis-ababa ayaa maanta Kulan kula yeeshay Xarunta Safaarada Wadanka UK

        Addis Ababa 13May13 (SDN) Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ku sugan Magaalada Addis-ababa ayaa maanta Kulan kula yeeshay Xarunta Safaarada Wadanka UK uu ku leeyahay Magaalada Addis-baba masuulyiin ka tirsan safaarada oo uu hor kacayayay Mudane Chiris Allan oo ah Deputy Head of Mission iyo Mudane Roger Coleman oo…

        Read More

          War deg dega: Wasiirka warfaafinta Somaliland Oo Si ka baxsan anshaxa Mas’uuliyadeed uga Jawaabay Su’aal uu Weriye ka Weydiiyay Idaacada

          Hargaysa 13May13(SDN)Wasiirka Wasaarada warfaafinta Mudane Abiib Nuur Diiriye oo shir jaraaid ku qabtay xaruntiisa Caasimada Hargaysa kaas oo uu si ba’an ugu dhaliilayay Kulankii uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Enginer Faysal Cali Waraabe la Yeeshay Madaxweynaha Somalia Xasan Sh,Maxamud ayaa Mid ka Mid ah Warfidiyeenadii ka qayb galay Waxa uu Wasiirka Su’aalay Sababta uu uga Hadli…

          Read More

            Somalia Records Its First Wild Polio Case Since 2007

            Mogadishu May 13, 2013 (SDN) –A 32-month old girl living near Mogadishu was recently paralyzed by wild polio virus, the World Health Organization (WHO) announced on 11 May. It is Somalia’s first case caused by wild polio virus since March 2007. Polio immunization campaigns have not occurred in some central and southern parts of the strife-torn…

            Read More

              Somaliland: Information Minister Criticizes UCID Leader over Meeting with Somalia President

              Hargeisa May 13, 2013 (SDN) –Somaliland’s information minister Abib Diriye Nour has criticized the chairman of the opposition Justice & Welfare Party-UCID Eng. Faisal Ali Warabe over unprecedented meeting he had with Somali president in Birmingham, earlier this week calling it ‘unfortunate’. The minister made these remarks during a press conference he held today in his…

              Read More

                Burco: Mudaharaad rabshado watay oo sababay dhimashada hal qof iyo wararkii u dambeeyay ee xaalada magaalada

                Burco May, 13 2013 (SDN)- Ugu yaraan hal qof oo shicib ah ayaa ku dhintay, qof kalena wuu ku dhaawacmay rabshado maanta gilgilay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Siday sheegeen wararka naga soo gaadhay magaaladaas, rabshaduhu waxay bilaabmeen markii gaadiidlayda Iska-rogooyinka loo yaqaano ay ka mudaharaadeen go’aan ka soo baxay dawladda Hoose, kaasoo la…

                Read More

                  Wasiirka Madaxtooyada oo Dhagax dhigay Wado 5km ah oo Xidhiidhin doonta Salaxley iyo Hargaysa (DHAGAYSO)

                  Hargaysa 13.May (SDN) Wasiirka Madaxtooyada Jahmhuuriyada Somaliland Mudane, Xirsi CalI Xaaji Xasan ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 13/05/2013 waxa u dhagax dhigay  5KM oo wado ah taasi oo isku xidhi doonta Degmada Salaxlay iyo Hargeysa horena uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland xadhiga uga jaray 20KM oo loo sameeyey. Intaas ka dib waxa weftiga wasiirka madaxtoyada…

                  Read More

                    Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka (UCID) oo Xaflad mug iyo miisaan leh oo loogu dabaaldegay guushii uu marlabaad ku guuleystey xisbi qaran oo ka dhacday Millennium Hotel, badh tamaha magalaalada london DAAWO

                    London 13.May (SDN) Waxaa Sabtidii oo ay Taariikhdu aheyd 11/5/13 Ka Qabsoomey  Badhtamaha Magaalada London Xaflad ilyartu is Qabatey oo ku qabsoomtey Hudheel 5*ah kuna yaala badh-tamaha London. Xafladaa oo Xisbiga UCID uu ugu Dabaal degaayey Guulihii uu ka soo-Hooyey Doorashadii Dawladaha Hoose ee Ka dhacdey Somaliland Dabayaaqadii Sanadkii Hore 28/11/12. Taas oo uu Xisbiga Cadaalada…

                    Read More

                      Somaliland: Tipper Lorries Drivers Protest Clashes in Buroa Leave One Person Dead

                      Buroa May 13, 2013 (SDN) –At least one person has been killed in clashes between security forces and angry demonstrators in Somaliland’s second largets city Buroa Togdheer region, officials say. Violence erupted when most-feared anti- demonstrations police squad known as RRU (Rapid Reaction Unit) attempted to quell angry demonstrators outside Buroa local municipality. The death follows…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta oo Dhaliil Xoogan u Soo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid kana hadlay Kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Somalia {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 13.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur ayaa ka hadlay Maanta Nasiib Daro ku tilmaamay Kulankii Ingiriiska ku dhex maray Madaxweynaha Somalia iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid . Wasiirka oo Xafiiskiisa Warbaahinta kula hadlayay ayaa Sheegay in inkasta oo faysal Cali Waraabe uu ku adag yahay hadana waxa uu sheegay in…

                        Read More

                          Bilawgii Labaad ee wadada Cad ee isku Xirta Hargaysa iyo Sallaxley oo la dhagax dhigay Daawo Sawiro

                          Hargaysa 13May13(SDN) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta dhagax dhigay wadada cad ee isku xirta Hargaysa iyo Sallaxley.Munaasabadan oo aad loo soo agasimay ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka Cafimaadka ,wasiir ku xigeenka warfaafinta, Taliyaha Ilaalada Ciidanka Bada ,Xildhibaan Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi waraabe,iyo marti sharaf kale . Munasabadan dhagax dhiga…

                          Read More

                            Sarkalka ugu Sareeya Police-ka Haysta Xaflada Penge Bromley ayaa la kulmey Dadweynahada ku Dhaqan Xafadaas Tiiyow uu kala Hadlayey Dhacdadii Foosha Xumeed ee Loo Geystey Wiil Dhalin yaro ah oo lagu Diley Xafadan Marxuun Khadar Xasan Xuseen

                            London 13may13 (SDN)Sarkalka  ugu Sareeya Police-ka Haysta Xaflada Penge Bromley ayaa la kulmey Dadweynahada ku Dhaqan Xafadaas Tiiyow uu kala Hadlayey Dhacdadii Foosha Xumeed ee Loo Geystey  Wiil  Dhalin yaro ah oo lagu Diley Xafadan  Marxuun Khadar Xasan Xuseen, Isaga oo Dadka ka Codsadey in ay is Dejiyaan . qurbejoog.com London

                            Read More

                              Kooxo hubeysan oo Sarkaal Booliiska Kenya ka tirsanaa ku dilay Magaalada Mandheera

                              Mandhera May 13 2013 (SDN)— Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Kenya ayaa la dilay 4-kalana waa la dhaawacay kaddib markii ay koox hubeysan weerartay saldhig booliis oo ku yaalla Magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Taliyaha Ciidanka booliska gobolka Charlton Mureithi ayaa xaqiijiyay in sarkaalkaasi uu geeriyooday 4-kalana ay dhawacmeen, waxaana uu intaasi ku…

                              Read More