Deeq raashin ah oo Degmada Xudun ee Gobolka Sool la Gaadhiiyay

    Xudun 01,May (SDN) Waxaa maanta gaadhay degmada Xudun ee Gobolka Sool Saamigii Raashinkii Mucaawinada ahaa ee dawlada Turkigu ugu deeqday dadka danyarta ah ee Somaliland. Deeqdan raashinka ah oo ka koobnayd Kun iyo Sideed boqol oo Kiish oo isugu jira Sonkor iyo Daqiiq ayaa waxaa Gudoomay Gudoomiyaha Degmada Xudun Faarax Cali Ibraahin isagoo markaas kadib…

    Read More

      R/wasaare Saacid Fariin Hanbalyo ah u diray dhamaan Shaqaalaha Soomaaliyeed

      Muqdisho May 01 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faraax Shirdoon (Saacid) ayaa munaasabada 1da May, 2013 oo ah maalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul…

      Read More

        Sheekh Cali Dheere oo ka waramay Dilkii Toogashada ahaa ee Boosaaso looga fuliyay Rag lala xiriiriyay Shabaabka(DHEGEYSO)

        Bosaaso May 01,2013(SDN)-Afhayeenka Kooxda Al Shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay rag Shabaabka lala xiriiryay oo dil toogasho ay ku fulisay Puntland. Ragan ayaa lagu helay denbi ah in ay khaarejiyeen sheekh Puntland Caan ka ahaa HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO HADALKA SHEEKH CALI DHEERE   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dhere.mp3″]

        Read More

          Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Shaqaalaha Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Caalamka

          Ankara May 01 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa hambalyo u aadan munaasabadda 1da May ee maalinta shaqaalaha Aduunka u diray shaqaalaha Soomaaliyeed. Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka ayaa yiri “anigoo ka faa’ideysanaya munaasabadan maalinta shaqaalaha caalamka ee ku asteeysan 1da bisha May waxaan halkaan…

          Read More

            Hay’adaha Samafalka ee Somaliland ka hawlgala oo Tababar Dhaqanka ah Hargeysa looga furay

            Hargaysa 01,May (SDN) Shir Sadex Geesood ah oo ay ka qayb galeen Wasaaradaha Arrimaha Dibada,Qorshaynta iyo Qoyska oo lagaga hadlayay Sidii Hay’adaha Sama falka ee degan Somaliland loo bari lahaa Habdhaqanka Bulshada Somaliland ayaa Maanta ka Furmay Huteel Maansoor ee Caasimada . Shirkan waxaa furitaankiisii ka hadlay la taliyaha Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada Aadan…

            Read More

              Hay’adaha la dagaalnka cudurka Dilaaga ah ee AIDS oo Hargeysa ku soo bandhigay waxqabadkoodii Sadedii Bilood ee u Danbeeyay

              Hargaysa 01,May (SDN) Gudoomiyaha Komiishanka La Dagaalanka H/I/V ADIS Maxamed Daahir ayaa u qabtay Shir Sadex biloodle ah oo ay ku soo bandhigayeen hay’adaha ku shaqada leh Cudurka AIDS-ku Waxqabadkooda ay ka hirgaliyaan Somaliland . Maxamed Daahir ayaa Sheegay in dhamaan Ururada Shirkan ka qayb qaadanayaa ay la yimaadaan Waxqabadkoodii Sadexdii bilood ee tegay iyo…

              Read More

                Hargaysa oo lagu soo Gabo gabeeyay Shirkii wada Tashiga labada Wadan iyo Qodobada laga soo saaray oo Mugdi badani ka Muuqdo una Xaglinaya danaha Itoobiya

                Hargaysa 01.May (SDN) Shirkii Iskaashiga Wadamada Somaliland iyo Itoobiye ee Mudada Labada Maalmood ahayd ka socday Huteel ambassador ayaa caawa la soo gabo gabeeyay isla markaasna laga soo heshiiyay qodobo taabanaya Arrimaha Dhaqaalaha,Isu socodka,Ganacsiga iyo amaanka. Shirkan oo ay Goob joog ka ahaayeen Wufuud ka kala socota labada Wadan waxaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee…

                Read More

                  Justine Greening MP visits Mill Hill-based charity BritSom

                  The International Development Secretary has visited Mill Hill to meet with members of Barnet’s Somali community ahead of a major international conference on Somalia next month. Justine Greening and MP for Hendon Matthew Offord met members of Somali non-profit organisation BritSom at the Eversfield Centre on Friday to hear their views on how the British…

                  Read More

                    Maxaabiista Guantano Bay oo Cuno Joojin Sameeyay,Obama oo ku celiyay in uu xirayo xabsigaasi

                    Cuba April 30,2013(SDN)-Maxaabiista ku jira xabsiga Guantanamo Bay ee lagu hayo maxaabiista loo heysto falal argegixiso oo intoodii badneyd cunada ka caagay. Maxaabiista Guantanamo Bay ayaa cuno joojinta bilaabay bishii February haatana waxa socda dedaalo khasab loogu quudinayo maxaabiista. Maxaabiista ayaa sheegay in ay raashinka uga caageen xadhiga aan dhamaadka leheyn ee ay ku jiraan….

                    Read More