Ururka SSUK oo Tacsi u diraya ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xariir Heybe

      INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN Dhamaan gudida Somaliland society SSUK iyo bulshada reer Somaliland ee dagan UK waxay Tacsi u dirayaan dhamaan qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee marxuun “Xariir Heebe Gaagaale” oo ku geeryooday habeenkii xalay dalka Australia iyo dhamaan reer  somaliland gaar ahaan deegaanka Burco. waxaanu marxuunka…

    Read More

      Taageero iyo Baaq ay soo jeedinayaan jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK”

      London May 02,2013(SDN)-Gudida Somaliland society UK “SSUK” waxa ay marka hore soo dhaweyn iyo taageeraba u muujinayaan dalada ururada reer Somaliland ee UK ay sameeyeen looguna wanqalay “British Somaliland counsel” BSC. Daladan oo wax weyn ka tari doonta dhamaan dhinacyada waxqabad iyo isku duubnaanta ururada, waxa ay jaaliyadu la garab taagan tahay taageero iyo wada…

      Read More

        Madaxweyne; Go’aamo Luminaya Kalsoonidii Shacbiga + Kud iyo Kansar Gaadhi Wada Saaran

        Akhristayaal waynagii todobaadkii hore soo af meernay wajigii koowaad ee ururada xagjirka aha ee geeska ka hana qaaday wajiga labaadna wakhti aan durugsanayn ayaan gali doonaa hadii eebe idmo laakiin maqaalkan ama taxanahan waa ka duwan yahay guulwadayn iyo amaan maaha macaarid lafo jabis aha maaha canbaarayna maaha waa talo iyo tilmaan lexejeclo huwan waana…

        Read More

          Faysal Cali Waraabe“ U sheega Cali Khaliif in Xamar aniga la iga jecel yahay balse aan qadiyada Somaliland ilaalinayo”

          Borama May 02,2013-(SDN/Hubaal)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa farriin adag u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cali Khaliif Galaydh, islamarkaana  sheegay inaanu Madaxweynuhu  awood u lahayn midnimmo Soomaaliyeed,  “U sheega Cali [Cali khaliif galaydh] in Xamar aniga la iga jecel yahay balse aan qadiyada Somaliland ilaalinayo, sidoo kale…

          Read More

            “Sida qaldan ee uu ninka Jananka ahi uga hadlayna Waxa afku ka xishoonayaa inaanu nidhaahno…”Afhayeenka XAQSOOR

            Hargeysa May 02,2013(SDN/Hubaal)- Afhayeenka urur siyaasadeedka XAQSOOR, Rashiid Jaamac Dheri ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan u hor keento caddaalada cidii ka dembeysay falkii toddobaad ka hor lagu soo weeraray wargeyska Hubaal,  isaga oo si adag u naqday qaabkii ay uga hadleen masuuliyiinta ammaanku arrintan. Mr. Rashiid Jaamac Dheri oo shalay…

            Read More

              Dawladdaha Somaliland iyo Itoobiya oo Qalinka ku Duugay Wejigii Labaad ee Heshiis Iskaashi

              HargeysaMay 02,2013 (SDN/Hubaal)-waxa shalay soo gabagaboobaya Shir lagu darsayay sidii loo balaadhin lahaa heshiiska iskaashi ee dawladaha Somaliland iyo Itoobiya oo dorraad ka furmay Huteelka Ambassador ee Magaaladda Hargeysa. Shirkan oo socday shalay iyo dorraad, Waxa ay labada dawladood  ku faaqidayaan  sidii dib u eegis loogu samayn lahaa heshiis hore  ugu dhex maray  kal-hore magaaladda…

              Read More

                Xukuumadda Oo Marmarsiiyo Caqli-xumo ah U Samaysay Baaxaaddega Sarrifka, Shirkadda TELESOM-na Kula Gal-galatay Sicir Bararka Maciishadda

                 Hargeysa May 02,2013(SDN/Hubaal)-Xukuumadda Somaliland ayaa Baaxaa-degga Qiimaha Doolarka iyo  Sicir bararka baahsan ee ku yimi sarrifka lacagaha kula gal-gashay adeega shirkadda TELESOM u adeegsato dhinaca xawillaada lacagaha ee ZAAD-ka, kaas oo xukuumaddu ku andacootay inuu  qayb ka qaatay kor u kaca qiimaha doolarka. Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa adeega ZAAD-ka ku…

                Read More

                  The Somalia – Somaliland Negotiations

                  The recent dialogue between the Somali Federal Government and Somaliland in Turkey is an encouraging step toward political reconciliation. However, so far the talks lack substance and a sense of urgency. Both sides must take concrete actions to inform and involve all concerned stakeholders, including elders, religious scholars, and business leaders in both Somaliland and…

                  Read More

                    Prof: Jawari Oo Hay’adaha Samafalka Iyo Dadka Wax Heysta Ugu Baaqay Iney Gargaar U Fidayaan Dadka Fatahaadahu Saameeyeen

                    Ankara May 02 2013 (SDN)— Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iyo Hay’adaha samafalka iney gargaar u fidiyaan dadka ay saameynta ku yeesheen fatahaadaha wabiga Shabelle ee ku nool gobollada Dalka. Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka ayaa yiri “runtii fatahaadda…

                    Read More

                    Barcelona,Madirid oo Minikoodii loo Kala direy Iyo Bayren,Dortmund oo Ku Balansan Wembley Final. By Jaahuur.

                    Camp Nou-Champions League-May 01-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku macasalaameyneynaa Barcelona iyo madrid oo guryahoodii loo kala direy. Ciyaar aad u caajis badan ayaa waxaa ku kala faraxashey Baecelona iy6o Bayren Munich oo la waayey halyeyadii Barcelona meel ay cidhib iyo jaan dhigeen. Barcelona oo ka soo kabanl’a 4-tii gool ee Germany lagu soo sagootiyey ayaa…

                    Read More

                      Al Shabaab oo sheegay 8-akri oo Kenyanti ay ku dileen Duqeyn ay ka geysteen Airpor-ka Kismaaayo‏(DHEGEYSO)

                      Kismaayo May 01,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab oo weeraro soo noqnoqday labadii maalmood ee u danbeeyay ka fulisay gegida duyuuradaha ee magaalada Kismaayo ayaa ka wartay khasaaraha weerarkaasi. Sheekh Abu Muscab oo u hadlay kooxda ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dilo tiro ciidamo ah oo reer Kiinya ah,warka oo dhan halkan ka dhegeyso. HALKAN GUJJI SI…

                      Read More

                        Chris treks 2,000 miles for maternity hospital

                        An adventurer who trekked 2,000 miles across Africa is continuing his mission to raise money and awareness of a maternity hospital in Somaliland. Christopher Stanfield, of Ilkley, set off from Egypt last September and arrived at the Edna Adan University Hospital, Hargeisa, Somaliland, in January. But his efforts to raise international awareness of the hospital’s…

                        Read More

                          Somaliland Official Says Media Owner Attacked By Police

                          New York, May 01 2013 (SDN) – A senior administration official in Somaliland has said that police officers were the perpetrators of an April 24 attack on the owner of a media network, according to news reports. The Committee to Protect Journalists calls on authorities in the semi-autonomous republic to conduct a thorough investigation and…

                          Read More

                            Fawsiya Yuusuf oo ka qeybgaleysa Shirka Wasiirada Arrimaha Dibada Afrika (Sawirro)

                            Muqdisho May 01 2013 (SDN)— Marwo Fawsiya Yuusuf “Addis Ababa ayaa waxaan uga qeybgalayaa shirka wasiirada arrimaha dibadda ee wadamada ku midoobay urur goboleedka IGAD  oo looga hadli doono Stabilization Plan”. Ra’’isul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Marwo Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa uga qeybgaleysa Magaalada Addis Ababa shir ay…

                            Read More