CPJ:Suxuufiyiinta Geeska Africa oo aad uga Qaxaya wadamadooda
Nairobi June 22,2013(SDN)-Ururka u dooda xuquuqaha Suxuufiyiinta caalamka ee CPJ ayaa sheegay in gobolka Geeska Africa uu yahay ka ugu badan ee Suxuufiyiintu ka haajiraan. Ururka CPJ ayaa hadalkaan jeediyay xili maalinimadii khamiista loo dabaadegay maalinta Qaxootiga Dunida. Sida ay sheegtay CPJ waxa in ka badan 55 suxuufi laga eryay degaanadoodii Geesska Africa ka dib…
