Threat Level Was High Before UN Attack in Somalia

    Mogadishu, Jun 20 2013 (SDN) –During the years when Mogadishu resembled one big battlefield, the U.N. and other aid workers trying to improve Somalia often lived in the comfortable, modern and largely safe capital of Kenya. As security improved in Mogadishu over the last two years and the lives of Somalis returned to a semblance…

    Read More

      Ra’isal Wasaare Saacid oo Xubno Xukuumadiisa ka Tirsan u Magacaabay Qaban qaabada Xusaska 26 June iyo 1 July

      Muqdisho 20.June (SDN)  Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa wareegto uu maanta ka soo saaray xafiiskiisa ku magacaabay guddi heer Qaran oo u  xilsaaray qabanqaabada xusaska  maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26-ka Juun iyo 01-da Luuliyo. Ra’iisul wasaare Saacid ayaa wareegtadiisa ku sheegay in uu guddigan uu  magacaabay isagoo tixgelinaya mudnaanta ay leedahay sannad-guurada…

      Read More

        Shan Safiir oo Fadhigii Xukuumada Somalia lagu Ansixiyay,Xilli ay Qaraxyo Argagixiso ka Dhaceen Magaalada Muqdisho.

        Muqdisho 20.June (SDN) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia oo maanta yeeshay kulan uu shir-guddoominayay ra’iisul wasaare Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa lagu ansixiyay magcaabista shan safiir oo cusub. Danjirayaasha la ansxiyay ayaa waxay kala yihiin: Jen. Muuse Xasan Cabdulle oo loo magacaabay daniraha Soomaaliya ee dalka Talyaaniga,  Axmed Cabdisalaam Xaaji Aadan oo loo magacaabay danjiraha Soomaaliya…

        Read More

          “Waxaan leeyahay 20-ka Hubaal ka shaqeeya yaan lagu darin kuwa dalka ka qaxaya ee ka Tahriibaya” Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}

          Hargaysa 20.June (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, oo ka mid ahaa afar siyaasi oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa Madaxwaynaha Somaliland ka codsaday in xayiraada laga qaado Wargeyska Hubaal oo dhawaan Maxkamada Gobolka Hargeysa xayirtay. Boobe Yuusuf Ducaale, waxa uu sheegay in xadhiga Wargeyska Hubaal ahayn sharafta…

          Read More

            Colaadda Biyaha Niilka iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan SaxaafadeedXog-Ururin) Waa Qallinkii Xasan Cumar Hoori

            Hargaysa 20.june (SDN) Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Cirka isku sii Shareertay Qadiyada ku Wajahan ka faa’iidaysiga Itoobiya ee Biyaha Webiga Niil taas oo Keentay in Dawlada Masar oo Si weyn ugu Xidhan Biyaha Webiga Niil ay ka soo Yeedho Hadalo Colaadeed oo ay Ku Muujinayso sida aanay Raalida uga ahayn in Dhibic ka Mid ah…

            Read More

              Xulka Gobolka Hawd oo Hadhimo Sharafeed lagu Maamuusay

              Hargaysa 20.June (SDN)  Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha Dawladda ayaa  ka qayb galay munaasabad casho sharaf ah oo ay qurbojoogga Gobolka hawd ee dalka Ingiriisku magaalada hargaysa ugu sameeyeen ciyaartoyda G/Hawd ee ka qayb qaadanaysa tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland. Munaasabadan oo ka dhacday Hotel Imperial ee Magaalada Hargaysa ayaa Xildhibaan Aadan diiriye Nac-nac waxa uu ku…

              Read More

                Xubno ka Mida ah Mucaaridka Somaliland oo Si adag uga hadlay Xaalada dalka iyo Xayiraada Saaran Wargayska Hubaal

                Hargaysa 20.June (SDN) Qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa Si Adag uga Hadlay Xayirada Xukuumada Madaxweyne Siillanyo Saartay Wargeyska hubaal oo ka mid ah Wargeysada ka soo bax Hargeysa oo Dhawaan Maxkamada Gobolka ee Hargeysa ay Xayirtay. Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale, Wasiirkii hore ee Maaliyada…

                Read More

                  “Waar Maanta odaygu waxa uu u baahan yahay in la xoreeyo, idinkuna maanta isaga ayaad ka cabanaysaan” Cali Guray {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 20.June (SDN) Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad  Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Xayiraada ay xukuumaddu ku soo rogtay Wargeyska Madaxa Banaan ee Hubaal oo ka soo bixi Jiray Magaaladda Hargeysa. Mujaahid Cali Guray Waxa uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ku Dhaliilay…

                  Read More

                    Wasiirka Caafimaadka oo soo Kormeeray Xarumaha uu ka Socdo Talaalka Dabayshu

                    Hargaysa 20.June (SDN) Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee JSL Md Xuseen Muxumud Maxamuud  (X Xoog) ayaa manta kormeer ku soo maray xarumaha talaalka dabaysha ee Caasimadda Hargaysa. Wasiirka oo ay wehelinaysay Madaxa WHO ee Somaliland Marwo aasiya Cismaan ayaa intii ay  kormeerkooda ku marayeen goobaha uu ka socdo tallaalku waxay xogwareysi la yeesheen hawlwadeenada caafimaadka ee…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo Shaaciyay Talaabooyin ay ka qaadayaan Cidii ku Khaldanta Ciyaarta Finalka ee Gobolada

                      Hargaysa 20.June (SDN) Badhasaabka Gobolka Maroodijeex  Md Maxamuud Maxamed Axmed Jeeni yare ayaa manta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay talaabooyin ay maamul gobol ahaan qaadi doonaan , waxana uu ka dalbaday Dadweynaha Gobolka Maroodijeex inay degenaansho muujiyaan marka ay dhacayso ciyaaraha Final-ka ee Kubadda cagta iyo Kolayga ee  tartanka…

                      Read More

                        Ururkii Haray ee Xaqsoor oo mar kale ku celiyay in aaney la heshiin Xukuumada Somaliland

                        Hargeysa June20,2013(SDN)-Guddoomiyaha Urukii Xaqsoor ee ku haray doorashooyinkii golaha degaanka ee Somaliland Md Xasan Ciise ayaa mar kale ku celiyay in ururkiisa iyo Xukuumada Axmed Siilaanyo aaney Heshiinin. Guddoomiyuhu waxa uu sidaa ku yiri war saxaafada loogu talogalay oo arinkan ku saabsan oo uu soo saaray,qoraalkaas oo dhameystirana waxa uu u qoraa sidan; “Wadahadaladii ka…

                        Read More