Dalada Sonyo oo Xukuumada ugu baaqday Wax ka qabashada Shabakad isku xidha Dhalinta Tahriibaysa oo dalka ku sugan
Hargaysa 18.June (SDN) Tahriibka dhalinyarada JSL ayaa noqday masiibo qaran oo haligta dhalinyarada JSL qarnigan 21aad. Dhalinyarada JSL oo war-war ka qaba dihnaanta mustaqbalka, leeleel iyo ladnaan midkuu u sido, iyo waayaha mustaqbalku ku qaabili doono dalkooda hooyo, ayaa raxan raxan maalin walba uga suudala dalka, una badheedha saxare kulayl badan oo baaxad leh iyo…
