Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Hawd oo ka Warbixiyay Hanaanka Imtixaanaadka Shahaadiga ah
Bali Gubadle 16.June (SDN) Gudomiyaha Waxbarashada Gobolka Hawd Maxamed sheikh Axmed ,ayaa sheegay In ilaa hadda uu maalintii labaad si wanaagsan uga socdo Imtixaanka shahaaditga ee fasalada sideed ee dugsiyada dhexe iyo fasalada afraad ee dugsiyada Sare goobaha imtixaanka ee Gobolka, waxaanuu xusay in ilaa hadda howsha imtixaanku ay si wanaagsan ugu socdaan wax caqabad…
