Xisbiga UCID oo Guddoomiye ku-Xigeenkooda Tacsiyadeeyay

    INAA LILAAH WA INAA ILAAHI RAAJICUUN   Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelaka UCID Waxa uu tacsi u dirayaa Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga UCID Mudane Adan Hoori oo xaaskiisii Sahara Salaad Xirsi ku geeriyootey Dalka imaaraadka Carabta shalay 28/06/2013.   Waxaan ilaahay uga baryayaa Sahra in janadii fardawsa ka waraabiyo, dhamaan qoyskii iyo qaraabadiiba uu inaga siiyo…

    Read More

      Qormadii 11aad = Xukuumada Siilaanyo iyo Xeerarkii Dastuurka ee ay u-badheedhey in ay si-cadaan ah u-baalmarto

      Xukuumada Siilaanyo waxa ay kursiga haleeshay iyada oo wadanka S/land uu yahay wadan nabdoon oo u-baahnaa in dimuqraadigii lagu maalin-riyoodey in la kool-kooliyo oo la naaxiyo maa-daama ay dadkiisu wax-qab-sadeen oo nabadoodiina  ilaa-shadaan. Wadaagayaal waxaa wadan wax-kadhiga dawladiisa iyada oo la kaa-shaneysa shacabkeeda. Sidaad ogtihiin wadan wuxuu taabo-galaa oo uu horumar-la-taaban-karo ku-ta-laab-sadaa markuu helo madax-daacad-ah…

      Read More

        Muqdisho: Maxkamad ciidan oo xukun dil ah ku riday laba askari, maxay tahay sababtu?

        Muqdisho June, 29 (SDN)- Maxkamadda ciidamada qalabka-sida ee dawladda Soomaaliya, ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday laba askari oo lagu helay dilka dad rayid ahaa. Sida uu warbaahinta u sheegay Gaashaanle dhexe Cabdiqaadir Keys oo ka tirsan garsooreyaasha Maxkamadda ciidamada, labada xukunsane oo lagu kala magacaabo Cabdiqani Cali Cabdullaahi iyo Cantoob Cadoow Maxamed,…

        Read More

          AMISOM oo Eeda dagaalada ka socda Kismaayo isaga Riixday Dawlada Somalia iyo Dirirtii Kismaayo oo yara degtay

          Kismaayo 29.June (SDN) Afhyeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay maanta in dagaalka ka socda Kismaayo ay mas’uuliyaddiisa leedahay dowladda Soomaaliya, ciidamadooda halkaas ku suganna ay dhexdhexaad ka yihiin dagaalka. Col. Xumad oo u warramayay VOA-da ayaa sheegay in ciidamadooda aysan wax lug ah ku lahayn dagaalka socda, cid gaar ah oo ay la…

          Read More

            Khudbadihii Urur Siyaasadeedka Horseed ee Punt land iyo Ololihiisii Taageero doon {DHAGAYSO}

            Garowe 29.June (SDN) Gudoomiye ku xigeenka urur Siyaasadeedka Talada Punt land haya isla markaana ah Madaxweyne ku Xigeenka Maamul Goboleedkaas  Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta kala Qayb galay Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Horyaal isu soo bax ay ku Muujinayaan Cududa Taageero ee ay haystaan. Mudane Cabdisamad Cali Shire oo halkaasi ka hadlay ayaa ka Warbixiyay waxqabadkii…

            Read More

              Urur Siyaasadeedka Talada Punt land haya ee Horseed oo Isu soo bax Maanta ka sameeyay Magaalada Garowe

              Garowe 29.June (SDN) Urur siyaasadeedka Horseed ayaa maanta isku soo bax balaaran u qabtay taageerayaashiisa magaalada Garowe ,waxana ay socod ku mareen wadooyinka magaalada intaan la iskugu iman Barxada wayn ee caasimada Puntland. Gudoomiye ku xigeenka Ururka Horseed Cabdisamad Cali Shire ,xubno iskugu jiray golayaasha ururka iyo heerarkiisa gobolka iyo degmo ayaa ka soo qaybgalay….

              Read More