Saamiga Beelaha Somaliland Ku Kala Leeyihiin Kuraasta Golaha Wasiirada

    Hargaysa  29Jun13  (SDN)waxan halkan idinku soo gudbinaynaa Saamiga ay ka heleen Beelaha Somaliland kurasida Golaha Wasiirada ,,,, Beesha Bariga Burco 1. Wasiirka Madaxtooyada 2. Wasiirka Duulista hawada 3. Wasiirka Macdanta 4. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha 5. Wasiiru-dawlaha Waxbarashada 6. Wasiir-ku xigeenka Beeraha Beesha Galbeedka Burco 1. Wasiirka Arrimaha Gudaha 2. Wasiirka Deegaanka 3. Wasiirka Xanaanada…

    Read More

      Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Xisbiga UCID.Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga ee Xisbiga UCID.

      JAMHUURIYADA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID Justice & Welfare Party Ujeedo: Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga ee Xisbiga UCID. Hargaysa 29Jun13 (SDN) Waxa aanu ugu bushaaraynaynaa dhamaanba taageerayaasha xisbiga UCID meelkasta oo ay joogaanba in loo dhamaystiray kaadhadhkii aqoonsiga xubin-nimada xisbiga ee aynu mudada dheer sugaynay. Laga bilaabo maanta waxa aanu si sharaf…

      Read More

        Somaliland Takes over the Control of Badhan in Eastern Sanaag

        Badhan, Jun 28, 2013 (SDN) – Somaliland armed forces has taken over today the control of Badhan district in eastern Sanaag region from Puntland forces. Before today’s take over Somaliland and Puntland administrations have been existing together in the district. Residents of Badhan have welcomed Somaliland’s takeover of the control of the city. Somaliland government…

        Read More

          Warbixin ku Saabsan Waayihii Faneed iyo Nololeed ee Marxuumad Maryan Cali Mudey oo ka Mid ahayd Fanaaniintiii Iftin {DHAGAYSO}

          London 28.June (SDN) Alle Naxariistiisii Jano ha ugu deeqee Waxaa Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ku Geeriyootay Fanaanadii Caanka ahayd ee Hoboladii  Kooxdii Iftin Marxuumad Maryan Cali Muudeey oo Mudooyinkii u danbeeyay Xanuun loo dhigay Cisbitaalka ay ku Geeriyootay. Marxuumad Maryan oo ka mid ahayd Foolaadkii Kooxdii Iftin ee dhinaca Wacyigalinta waxaa ka Mid ahaa…

          Read More

            Wasiirada warfaafinta arimaha dibada arimaha gudaha hanbalayo ayey mudan yihiin + isbarbar dhiga kuwi hore kuwan hada waa lixda wasiire + Faalo Wariye khadar bitijoor!!!!

            (KampalaSDN) Marka ugu horeysa waxaanu idinku salaamayna salaanta islaamka asc wr wb ,hadaan uu daadago qormadeenan iskugu jirta hanbalayada iyo sababta hanbalyada ku mutaysteen saddexadan wasiiir ee kala ah, wasiirka arimaha dibada wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo wasiirka arimaha gudaha Md ali mohamed waran cade oo madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)…

            Read More

              Ciidanka Qaranka oo la Wareegay Maamulka Degmada Dhahar iyo Wefti Punt land ka Imanayay oo baaqday

              Dhahar 28.July (SDN) Ciidamadda Somaliland ayaa maanta si buuxa ula wareegay Gacan ku haynta maamulka Degmadda Dhahar, halkaas oo ay labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ka wada shaqayn jireen. Talaabadan ayay dadweynaha deegaankaasi soo dhaweeyeen sida uu ku soo waramayo wariyaha gobolka Sanaag Barri waxa uu sheegayaa in mudaharaad lagu taageero ciidanka Somaliland ka…

              Read More

                Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDAD ee Punt land oo dhaliilo u soo Jeediyay Maamulka Puntland iyo Gudida Doorashada {DHAGAYSO}

                Garowe 28.June (SDN) Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UDAD Siciid Faarax Sanwayne ayaa maanta kala hadlay Dadweynaha ku Nool Magaalada Garoowe oo isu soo bax balaadhan oo ay ku Muujinayaan Taageerada ay u hayaan Urur Siyaasaddeedkaas Waxaanu Gudoomiyuhu Khudbadiisa  kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka ,nidaamka xisbiyada iyo barnaamijka ay ku hawlgalayaan. Ururka Horseed ee…

                Read More

                  Maamulka Dahabshiil oo Cadeeyay inuu Baanka BarClays ka Noqday Go’aankii Xayiraadiisi Hore {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 28.June (SDN) Maamulka Shirkada Dahabshiil ayaa maanta Xaqiijiyay in Baanka BarClays ee Ku Yaala Wadanka Ingiriisku uu ka Noqday Go’aankii uu hore u soo saaray ee uu ku sheegay inuu Xayiraad saaray Sanduuq Xisaabeedyada ay ku leeyihiin in ka Badan Laba Boqol iyo Konton Shirkadood oo  Xawaaladaha ah. Cabdi raxmaan Cali Cabdi oo ah…

                  Read More

                    Taageerayaasha ururka UDAD oo isku soo baxay balaadhan Maanta ka Sameeyay Garowe

                    Garowe 28.June (SDN) Urur siyaasadeedka UDAD ayaa maanta  taagerayaashiisa iskugu soo baxeen magaalada Garowe oo qayb ka ah bilowga ololaha doorasho ee ururada siyaasadu ugu jiraan doorashooyinka golayaasha deegaanka. Boorar ay ku muujinayaan astaanta ururka ayaa taageeraayashu wateen iyagoona isla jiibinayay erayo Guul ugu rajaynayeen doorashooyinka soo socda ururkooda. Madaxda ,masuuliyiinta iyo dadweynaha ururka ayaa…

                    Read More

                      Xasan Daahir Aweys oo Diiday in Muqdisho loo Dhaadhiciyo

                      Cadaado June 28,2013(SDN)-Xasan Daahir Aweys ayaa lagu soo waramayaa in uu diiday talooyin logu soo jeediyay in uu iskii isugu dhiibo dawlada Soomaaliya. Sida uu saxaafada u sheegay madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdi Maxamed Axmed uu ilaa iyo haatan diidan yahay in Muqdisho la geeyo. Cadaado waxaa ku sugan xubno wasiiro ah oo…

                      Read More

                        Fanaanadii Kooxda Iftin Maryan Cali Muudey oo London ku Geeriyootay

                        London June 28,2013(SDN)-Waxa magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday fanaanadii Soomaaliyeed ee codka tolmooneyd kana midka aheyd kooxdii Iftin ee Maryan Cali Muudey. Fanaanada ayaa maalmahan caafimaadkeeda lagula tacaalayay cusbitaal ku yaal magaalada London. Fanaanada oo ku jirtay xaalad miyir doorsoona ayaa xalay ku geeriyootay cubitaalkii ay ku jirtay. Fanaanada ayaa allaha u naxariistee…

                        Read More

                          WAXAAN DHISI DONAA, DAWLAD TAYO LEH, OO KOOBAN!

                          Waxaan idin balan qaadayaa in aan idiin dhisi doono dawlad tayo leh oo kooban, waxay ka mid yihiin erayadii wuu ku hadli jiray madaxwayne ahmed maxamed silaanyo markii la doortay iyo markii wuu ololaha ku jiray ba labadaba. Waxaynu aragnaa heerka iyo tirade golahahiisa wasiirada,wasiirul dawlayaasha, wasiir ku xigeenada ay marayaan, waxay kor u dhafeen…

                          Read More