Shacabka Iraan oo soo Dhaweeyay Doorashada Madaxweyne Qunyar Socod ah
Tehran June 16,2013(SDN)-Dalweynaha Iraan ayaa si weyn looga soo dhaweeyay natiijadii Doorashooyinkii madaxweynaha ee dalkaasi dhawaanta ka dhacday. Shacabka reer Iraan ayaa in ka badan kala bar waxa ay u codeeyeen Musharax aan la fileyn in uu tartanka ku guuleysto oo magaciisana la yiraahdo Axmed Rooxaani. Rooxaani ayaa lagu sheegay in uu yahay siyaasi qunyar…
