Xarun Soomaalidu ku leheyd London oo Dab la qabadsiiyay
London June 06,2013(SDN)-Ciidamada la dagaalanka argagixisada ee dalka Britain ayaa baaraya dab la qabadsiiyay Xarun Soomaalidu ku leheyd magaalada London. Ciidamada ayaa baaritaanada bilaabay ka dib kolkii lagu arkay xarunta astaanta EDL oo ay leeyihiin koox xagjiriin Cadaan ah oo dalkaa ku nool. Ciidamada Dabdamiska iyo kuwa Booliska ayaa looga yeeray xarunta ka dib kolkii…
