Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne oo Tababar loo Soo Gabo Gabeeyay {DAAWO}
Oodweyne 07.June (SDN) Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne ayaa Maanta loo soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi ay ku qaadanayeen Tayaynta iyo Hogaaminta Maamulka. Aqoon Isweydaarsigan oo Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Oodweyne u Socday Mudo Laba Iyo Toban Cisho ah ayaa Waxaa Maalgalisay Hay’ada UN HABITAT Waxaana Si Wada Jir ah u Fulinayay Machadka Tababarka…
