Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID ee dalka UK ayaa ku dhaliilay Xukuumada Somaliland in ay TVyada ka dhigtay Qaar ay Xanibtay iyo qaar ay Laaluushtay
London July 15,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID laantiisa UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine ayaa warbaahinta muqaalka ah ku eedeeyay in ay noqdeen qaar jeebka u galay xukuumada Somalailand. Guddoomiyuhu waxa uu xukuumada Somaliland ku dhaliilay in ay Hantidii umadda u isticmaashay sidii ay qqarna u caburin laheyd qaarka kalena jeebka u gashan laheyd Saxaafada…
