Edward-Snowden Basaaskii ka fakaday Maraykanku Waxuu hayaa Macluumaad daqiiqad gudaheed waxyeelayn kara Ameerika
London 16.July (SDN) Wargayska Dalka Britain ee Guardian ayaa todobaadkan waxa uu baahiyey in basaaskii hore ee u dhashay dalka Maraykanka Mr Edward Snowdon uu hayo warbixino iyo xogo dheeraad ah oo ka khatarsan kuwa uu ilaa hadda sii daayey (( Snowdon waxa uu hayaa macluumaad badan oo muddo kooban oo daqiiqado ah waxyeelooyin hor…
