Xirsiyoow iminkuunbaad ciin daaqday:Faysal Cali Waraabe oo sheegay in uu Oooda ka rogayo Xogo ku saabsan Xirsi iyo Siilaanyo

    Hargeysa July 10,2013(SDN)-Guddomiyha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyay in uu saxaafada u soo bandhigi doono cadeymo muujinaya in habdhaqanka xukuumada Axmed Siilaanyo ay tahay mid aaney umaddu wax badan kala socon. Guddoomiyuhu waxa sidan uu sheegay sida wararku nagu soo gaarayaan ka dib kolkii Wasiir Xirsi uu dhegeysan waayay…

    Read More

      Wasaarada Cadaalada Puntland oo soo saartay awaamiir Ramadaanta ku aadan

      Garoowe July 10,2013(SDN)-Wasaarada Cadaalada ee Puntland ayaa soo saartay amaro ay maheradaha Maamul-goboleedka ku faray in ay u hogaansamaan awaamiirta bisha barakeysan ee Ramadaan. Meheradaha raashinka ayaa ay tahay in ay xiraadaan xiliyad alagu gudo jiro gudashada Soonka bisha Ramadaan. Wasiirka wasaarada Cadaalada ee Puntland Cabdi Khaliif Ajaayo ayaa ayaa amar ku siiyay dhamaan ciidamada…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo Shuruud ku xiray ka qeybgalka munaasibada madaxbanaanida K.Sudan:Ama Aniga Ama Siilaanyo?

        Juba July 10,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu shuruud ku xiray ka qeybgalka munaasibada sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay madax banaanida Koonfur Sudaan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka war helay in si siman munaasibada loogu casuumay isaga iyo madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo. Ka dibna waxa uu dawlada…

        Read More

          Jamaal Cali Xuseen iyo Daandaansigiisa Guddoomiyaha UCID iyo Jawaab La’aanta Faysal Cali Waraabe

          Hargeysa July 10,2013(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen oo haatan dalka dib ugu soo laabtay ayaa tiroba dhawr jeer jawaabo ka bixiyay hadalo hore ug soo yeeray Guddoomiyaha xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe. Jamaal ayaa jawaabahaa u muuqday san ka taabashada Guddoomiyaha ayaanu Eng Faysal Cali weli mujtamica hortiisa…

          Read More

            Cali Warancade oo Dib u Furay Mafrishkiisii Hargeysa isla markaana la soo noqonaya Libaaxyadiisii

            Hargeysa July 10,2013(SDN)-Siyaasiga Cali Warancade oo ka hore uga mid ahaa wasiiradii ugu cadcadaa ee xusbigii UDUB ayaa intii ka danbeysay magacaabidiisii wasiirnimo ee xukuumada Kulmiye waxa uu dib u bilaabay dhaqdhqaaq siyaasadeed oo uu hore caan ugu ahaa magaalada Hargeysa. Cali Warancade oo xiliyo kala duwan soo ahaa masuul ka tirsanaa xukuumadihii kala danbeeyay…

            Read More

              Somaliland, Somalia Talks to Resume in October 2013

              Istanbul, July 10, 2013 (SDN) — Final Communiqué of the Somaliland and Somalia Dialogue Held In Istanbul On 7-9 July 2013. In accordance with the framework agreements reached in Chevening, Dubai and Ankara, delegations from Somaliland and Somalia met in Istanbul between 7 and 9 July 2013 with the assistance of the Turkish Government. In accordance with…

              Read More

                Wadahadaladii Turkiga uga Socday Somaliland iyo Soomaaliya oo Natiijooyin koobani ka soo Bexeen

                Istanbul July 09,2013(SDN)-Wadahadaladii dalka Turkigu martigelinayay ee u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya ayaa waxa heshiis laga gaaray dhawr qodob oo ka mid ah  arimihii halkaa la isugu tegay ka wada hadalkooda. Waxaase la isku mari waayay qodobadii wadahadalkaba qiimaha u yeeli lahaa ee ku saabsanaa xiriir noocee ah ayaa labada dhan dhex mari kara iyo…

                Read More

                  Jawaari oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefdi QM ka socda(SAWIRO)

                  Muqdisho July 09,2013(SDN)-Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday QM. Wafdigan ka socday QM ayaa waxaa hogaaminayey Madaxa hay’adda QM u qaabilsan Qaxootiga UNHCR Antonio Guterres waxaana uu Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka kala hadlay arrimo dhowr ah…

                  Read More

                    Qor-1aad iyo Dhibaatooyinka iyo Dareenka Quusta ah ee Saameeyey Haldoorkii Dhalinyaradii Somaliland

                    Dhalinyarada S/land ee da’doodu tahay 18 ilaa 28 jirka oo ah cimriga qofka ibnu-aadamka ugu muhiinsan ee uu qofku mustaqbalka noloshiisa uu salka u-dhigo ee uu meel-ku-hubsado ayaa Somaliland aad u-dayacan oo marin-habaabsan oo aan ceelna-u-qodneyn cidina u-maqneyn. kadib markii ay xukuumadu ay aduuna u-huri weydey talona u-huri weydey. ardeydaa oo badankoodu ay soo kala…

                    Read More

                      Filim ka hadalaya dadka Dadka Magan Galyada Siyaasada Waydiista Uk oo u soo Diyariey Dr:Cadil Xariir oo nin Ah aqoon yahan Somaliland

                      London10Jul13 (SDN)  Filim ka hadalaya dadka Dadka Magan Galyada Siyaasada Waydiista Uk oo u soo Diyariey Dr:Cadil Xariir oo nin Ah aqoon yahan Somaliland oo dhaqtara kana shaqeya dhaqatar ku yalaa wadankan Uk London wana Saxafi ka  hawlgala  Wadankan oo ka diyaariyey Qoxootiga dadka magan galyada siyaasada waydiista markoodi horana ahaa dad caana oo dalkooda…

                      Read More

                        Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland oo Daboolka ka qaaday in la Joojiyay ku Safarka Basaborka Somalia ee Green Passport

                        Hargaysa 09.July (SDN) Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in la Joojiyay Isticimaalka Baasaborkii hore ee Somalia ee Green Passport,oo  ay horena u Joojisay Isticmaalkiisa Dawlada Somalia . Warsaxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada Axmed Dalal Faarax ayaa u dhignaa Sidan:- Anigoo tixraacaya Warqada ka…

                        Read More

                          Madaxweynaha Milaterigu talada u dhaariyay oo magacaabay Raysul-wasaare kumeel-gaadh ah iyo Madaxweyne ku-xigeen

                          Qaahira July 9, 2013 (SDN)- Madaxweynaha kumeel-gaadhka ah ee ay magacaabeen Milateriga afgambiga ka sameeyay dalka Masar, ayaa goor dhawayd Raysul-wasaare u magacaabay Mr Hazem ElBeblawi. Madaxweyne Cadli Mansoor oo talada qabtay kadib afgambiga lagu sameeyay Madaxweynihii sida xorta ah loo doortay Mohamed Mursi, waxa uu Mr. Hasim al-Beblawi u magacaabay inuu noqdo Raysul-wasaaraha dawlad…

                          Read More

                            Wasaarada Dibu Dejinta oo ka Hadashay Qaabka ay u maarayso Deeqaha dadka danyarta ah loogu talo galay

                            Hargaysa 09.July (SDN) Agaasimaha Waaxda Samafalka ee wasaaradda dib u dejinta Md siciid cabdi gaboobe ayaa maanta ka warbixiyey qaabka ay wasaarad ahaan u maareeyaan deeqaha guud ee dadka danyarta ah la gaadhsiinayo. Agaasimaha oo u waramayey Shabkada Qurbejoog.com ayaa sheegay in inta badan deeqaha noocaas ah ee dalka yimaaddaa ay ka soo gaadhaan Wadamada…

                            Read More