War Saxafadeed Xisbiga Ucid ee Uganda Qadashada Kadhadhka Xisbiga
(Uganda) Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uganda waxa lagu war galinayaa in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan Xubanaha Uganda in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa cinwaanka hoos ku qoran. Gudomiyaha Xisbiga ee Uganda Mudane :khaddar Mohamed nour (bitijoor) Tel:0791661106 Email: khadarbitijoor@gmail.comXafiiska Ucid ee Uganda:…
